Cadceed Academy

Cadceed Academy Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Cadceed Academy, Social service, Cadaado.

06/03/2026

soo dhawaada saaxiibayaal.๐Ÿคฉ
Maanta waa maalin weyn oo farxad leh.
Youtubekeena Cadceed Academy waxa uu gaaray 1,000 Subscribers.
Runtii waa guul aad uwayn, Alle ayaa mahad leh.
Sidoo kale waxaan umahadcelinayaa qof katsa oo guushaan Qayb ka ahaa waxaan leeyahay Mahadsanid ku jeer.
Siguud dhaantiin waxaa tihiin saaxiibo iyo walaalo aan la ilaawi karin diyaarna u ah inaan wax kala faa'iidono Hambalyo.

Haddii aadan wili nugu soo biirin, mar kale waxaan ku leehayan nugu soo biir si aan wax kaaga faa'iidno adna aad wax nooga faa'iidid.
Hambalyo Saaxiibayaal.๐ŸŽŠ

NUGU Soo biir.
Fecebook: https://www.facebook.com/cadceedacademy.
X: https://x.com/Cadceedacademy
Intagram: https://www.instagram.com/cadceedacademy
๐Ÿ‘‰Telegram Group: https://t.me/cadceedacademy5
Whatsapp: https://wa.me/252614336074
Telegram: https://t.me/252614336074

Cadceed Academy

Gemini ayaa soo kor dhisay Tool Cusub Kaas oo kuu ogolaanaya inaad samayso. Qasiidooyinka, gabayada iyo Heesaha. Tool-ka...
27/02/2026

Gemini ayaa soo kor dhisay Tool Cusub Kaas oo kuu ogolaanaya inaad samayso. Qasiidooyinka, gabayada iyo Heesaha.
Tool-kaani waxa uu awood u leeyahay inuu fahmo luuqad walba tan soomaaligu ay ku jirto asagoo si wacan ugu luuqayn kara haddba erayadii loo dhiibo.

Arintaan ayaa cabsi shaqo iyo hoos udhaca ku abuuri karta fanaaniinta iyo dadka ku shaqaysa Xirfadaan.

Si walbow ahaataba Aqliga macmalkaa ayaa maalinba maalinta kadan-baysa samaynaya hormar aad ubadan, taas oo sababtay inuu shaqooyin badan lawareego.

Masoo gaaray toolkaani sideese uragtaa.

Noqo hal-abuure. Adigoo isticmaalaya Ai-ga.Technolojiyada dunida Casrigaa.
26/02/2026

Noqo hal-abuure. Adigoo isticmaalaya Ai-ga.
Technolojiyada dunida Casrigaa.

19/02/2026

Bilaash ku samayso Telegram

๐–๐š๐ซ ๐ฐ๐š๐ฒ๐ง ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฌ๐จ๐จ ๐ค๐จ๐ซ๐๐ก๐š๐ฒ ๐“๐ž๐ฅ๐ž๐ ๐ซ๐š๐ฆ.Telegram ayaa joojiyey gabi ahaanba lacagtii uu ku xujayn jiray dadka doonaya inay sa...
15/02/2026

๐–๐š๐ซ ๐ฐ๐š๐ฒ๐ง ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฌ๐จ๐จ ๐ค๐จ๐ซ๐๐ก๐š๐ฒ ๐“๐ž๐ฅ๐ž๐ ๐ซ๐š๐ฆ.
Telegram ayaa joojiyey gabi ahaanba lacagtii uu ku xujayn jiray dadka doonaya inay samaytaan. waxaana hadda la samaysan karaa Telegram iyadoon wax lacag ah lugu waydiin.

Sidoo kale Telegram ayaa Update weyn lugu sameeya ayadoo wax badan laga badalay qaabkii uu markii h**e u ekaa.

Adiga maku soogaaray Update-kaani mise wili kuma soogaarin. Qaybta faalada nugula wadaag. Goordhowna muuqaal filo.

11/01/2026

Waa Maxay Comouter Hordhac

Coursekaan waxaa ku baradoonaa Computerka.

Warweyn oo farxad leh. Haddii aad ku dhibaneed  inaad maamusho lacagaha Crypto Maanta kadib k**a wal wali toontid ๐–๐€๐€๐…๐ˆ ...
05/01/2026

Warweyn oo farxad leh.
Haddii aad ku dhibaneed inaad maamusho lacagaha Crypto
Maanta kadib k**a wal wali toontid

๐–๐€๐€๐…๐ˆ ๐‚๐ซ๐ฒ๐ฉ๐ญ๐จ ๐–๐š๐ฅ๐ฅ๐ž๐ญ

๐–๐€๐€๐…๐ˆ waxaa hadda lagu soo daray ๐‚๐ซ๐ฒ๐ฉ๐ญ๐จ ๐–๐š๐ฅ๐ฅ๐ž๐ญ ๐œ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› โ€” Waa wallet fudud oo aad ku iibsan karto, Ku iibin karto ku kaydsan karto, una diri karto lacagaha dhijitaalka ah sida ๐”๐’๐ƒ๐“, ๐๐๐, iyo kuwo kale, adigoo adeegsanaya ๐€๐ฉ๐ฉ-๐ค๐š ๐–๐š๐š๐Ÿ๐ข.Haddii aad rabto inaad lacag sarifato, keydsato, dirto, Laguu soo diro ama aad la macaamisho lacagaha caalamka, ๐–๐š๐š๐Ÿ๐ข ๐‚๐ซ๐ฒ๐ฉ๐ญ๐จ ๐–๐š๐ฅ๐ฅ๐ž๐ญ waxay ka dhigaysaa mid fudud oo ammaan ah qof walba.

23/11/2025

Waa maxay Ai
Casharka 1 aad

14/11/2025

Cadceed Academy Waxay bilowday Course Lugu baranayo Aiga Qaab fudud oo itus oo itaabsii ah
Haddaba nugu soobiir oo kamidno Saaxiibda Ku xiran si aan kuu tirsano.

Halkaan kalasoco Courseka.
๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
https://bit.ly/49mx5Az

โš ๏ธ shabakadaha sida  Snapchat, Amazon, Canva iyo  Fortnite ayaa cilad ku timid maanta, taasoo keentay in adeegyada qaar ...
20/10/2025

โš ๏ธ shabakadaha sida Snapchat, Amazon, Canva iyo Fortnite ayaa cilad ku timid maanta, taasoo keentay in adeegyada qaar aysan si buuxda u shaqeyn.
Cadceed Academy

08/10/2025

Baro Xirfad Cusub.

02/10/2025

Course Cusub, Barashara Microsoft Word.
Coursekaan waxaad ku bara doontaa Microsoft word, qaab fudud oo itusoo itaabsii ah
Haddaba nugu soo biir oo kamid Noqo asxaabta Nugu xiran

Address

Cadaado

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cadceed Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category