Hirasho TV

Hirasho TV Hel tabinta Wararka gudaha iyo dibedda si joogta ah

11/09/2026

Madaxweyne kuxigeen ka Hirshabeelle ayaa ku sifeeyey MW Xasan Sheekh in uu beenlow yahay.

11/09/2026

Injineer Ciise Macallin Xasan oo kulan qado iyo isxog-wareysi laqaatay odayaasha dhaqanka waceysle iyo maamulka Degmada Ceel Dheer ee gobolka Galgaduud.

11/09/2026

Xasan "Qurba joogta waceysle waa in ka qeyb qataan hormarka ka socdo Ceel Dheer, dhulkeeni aan dhisano"

11/09/2026

Dhismaha Ceel biyood cusub oo ka socota degmada Ceel Dheer ee gobolka galgaduud iyadoo goob joog u yahay Injineer Ciise Macallin Xasan oo mashruucan ka fulinaayo Deeganka.

11/09/2026

"Awood ayaa naloo sheegtay sagaal saac oo habeenimo ayaa nala soo weeraray" Dhibane

10/09/2026

Nabadoon Saciid"Ciise waa qof ku Dayasho mudan wax badan ayuu u taray dadka reer Ceel Dheer"

10/09/2026

"Waxa aan ahay Hooyo 90 jir ah Oo Saameysay barakicinta Muqdisho,haysatana Sabarlogo Siyaad Barre ah"

10/09/2026

“Degaanada ay degan yihiin beelaha Xawaadle waxaan ka wadnaa abaabul Axmed Shire, Waana u aari Donaa.

Wareysi Cisman Nuur Cali

10/09/2026

Cabsi weyn oo ka taagan dulleedka magalada Baydhabo iyo Aadan Madobe oo bixiyay amar deg deg ah.

10/09/2026

Hooyo da'a ah oo ku qeylineysa walaalayaal garab haley siiyo oo guri keyda cagafta la marsiiyey.

Adress

Västerås

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Hirasho TV postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Genvägar

Dela