Mohamed Qoslaaye

Mohamed Qoslaaye I am an independent journalist, I cover political issues and focus on breaking news
(1)

Sawirka like saar gaalka igu dhagan wayadaan
12/06/2026

Sawirka like saar gaalka igu dhagan wayadaan

12/06/2026

Xaliimo Yareey “ maxay ka Tiri Arinta doorashada

Gudoomiyaha Baarlamanka Somaaliya Hassan Sheikh Waxa oo geeysan Rabaa Madaxa NafuranSidee u Aragtaa
11/06/2026

Gudoomiyaha Baarlamanka Somaaliya Hassan Sheikh Waxa oo geeysan Rabaa Madaxa Nafuran

Sidee u Aragtaa

10/06/2026

Hotell jaziira👀

10/06/2026

Layaab! Doorashooyinka Baydhabo waxaa hambalyeeyay Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo xafiiskiisa ka maqan sanad barkiis!

Cabudwaaq oo uu kasoo jeedo ayuu ku guuldarreystay inuu ka sameeyo diiwaan galin.

10/06/2026

dowrashada koofur galbeed Fashil Ayee ku soo dhamaatay

Musharrax Madaxweyne Liibaan Axmed Xasan ayaa door muhiim ah ka qaatay qancinta Shariif Xasan Sheekh Aadan si uu uga qey...
10/06/2026

Musharrax Madaxweyne Liibaan Axmed Xasan ayaa door muhiim ah ka qaatay qancinta Shariif Xasan Sheekh Aadan si uu uga qeyb galo doorashada, kadib wada-hadallo iyo kulamo miro dhal ah oo dhex maray labada dhinac.

Shariif Xasan, oo markii h**e qabay walaac iyo dood ku saabsan ka qeybgalka doorashada, ayaa ugu dambeyn aqbalay inuu kusoo laabto tartanka kadib dadaallo siyaasadeed oo uu hormuud ka ahaa Liibaan Axmed Xasan. Arrintan ayaa muujineysa kartida Liibaan ee dhismaha is-afgaradka, dejinta xiisadaha siyaasadeed, iyo ilaalinta in geeddi-socodka doorashadu noqdo mid loo dhan yahay.

08/06/2026

Macalin Mahdi oo soo bandhi rabo hub Culus uu leyahy Abdullahi Mohamed Nuur👀

06/06/2026

Saneey Adbulle👀

06/06/2026

Siyaasi siidow oo dhahay Habargadir Caqli ayee yeelatay in Ay been been ku dhintaan waa dideen

Adress

Askebykroken 14
Stockholm
16364

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Mohamed Qoslaaye postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Kontakta Organisationen

Skicka ett meddelande till Mohamed Qoslaaye:

Dela