26/11/2022
DIGNIIN: Aalada TikTok ee Somalida aadka u isticmaasho waa qatar weyn oo maanta saameyn bulsho, mid diin iyo mid dhaqan inoo geeysatay walina badankeeyna ee ku buraarugin. Waxaan Insha ku haaye bilaawka tiktok ee ku bilaawday Somali yar oo wali diinti, dad nimadii iyo dhaqanki dhooreysa, waloo ee had iyo jeer ee qatar diin iyo qatar dhaqan iska jirto marka aduunka oo dhan hal app liiskgu keeyno balse xaalka wuu ka wanaagsanaay sida maanta wax noqdeen. Balse halka dhibka ugu weeyn inaga gaarey waa marka tiktok bilaaway wax ciyaar/ game u eg oo lagu kala badinaayo lacgta daawayaashu soo diraan taas ceeb mahan lkn ceebta jirta ama dhibka waa in dadka looga qaado si qaldan oo qofki lagu abuura qabyaalad oo si fudud kubixiyaa lacagta kadib marki qofki qabyaaladi lagu abuuray iyo naceeb aan jirin kaliya dadkaas ayagoo eeganaya dantooda oo ah lacagta yar lkn muuhimada mahan lacagta ee waa waxa oo qofkaas ku ciyaaray bulsho toosaneed oo baray qabyaalad, naceeb, aflagaado, diiin xumo iyo dhaqankii oo laga fogaado. Maxa cadeeyn u eh hada waa iska caadi qof dhalin yaro ah in video TikTok soo dhigaa asagoo laan dheerinimo ku faanaya oo waliba ganbasho iyo ixtiraam laheen walloo waayadi h**e ee wax laga xishoodo ee eheed. Marka ugu danbeeyn waan u jeednaa inaan wax aan ka bogsan rabnay ee ah qabyaalad, kala qeebsanaanta, diin xumida, tahriibka, qaxootiga, shaqa la’aanta, iyo wax walbo xun oo 30 kii sano dib inoo dhigay dib dad usoo nooleyeen. Kor baa loo socdaa ee dadkeeygiyoow diida dhalan roga Mahadsanid.
/Wadani