SYPHR-Party

SYPHR-Party Xisbiga dib usoo celinta rajada iyo nabada ee dhalinyarada soomaliyeed waa xisbi nabadeed oo isku keeni doono dhalinyarada

waxaa kamid noqonkara xibigaan shaqsi kasto oo soomaali ah rag ama dumar wiil ama gabar waxa uu na kahadli doonaa dhibaatadda dalka iyo tan dhalinyarada , waxa uu adeegsan doonaa ereyo aan wax u dhimeeyn dadka soomaaaliyeed , muhiimadda xisbiga waa in laga wada shaqeeyaa nabaada

10/08/2020
30/09/2018

Here are some vital things you need to know about Africa
1. Africa – the Continent (not country): Africa is made up of 54 countries, and you can fit the entire U.S. inside Africa three times.
2. Africa’s youthful continent: About 65% of the total population of Africa is below the age of 35 years, and over 35% are between the ages of 15 and 35 years – making Africa the most youthful continent. (Only 3% of Africa’s population is 65 years and over)
3. Africa’s Fastest Growing Economies: African countries such as Sierra Leone and The Gambia are among the fastest growing economies in the world. In Sub-Saharan Africa this year, the economic growth is 5.2 percent- and rising. Sales soar for refrigerators, television sets, mobile phones, motorcycles and automobiles in almost every African country, and in Ghana for example, cars and motorcycle sales have increased by 81 percent in less than 10 years! (Since 2006).
4. Technology-savvy Africa: You can watch TV, and conduct farming business remotely from your cell phones in Kenya, Tanzania, Uganda and Nigeria.
5. Poverty has declined: The poverty rate in sub-Saharan Africa has fallen by 1 percent every year since 2006, and increasingly people are moving from rural to urban areas.
6. Infant Mortality Rates have declined: In Rwanda for example, the rate has decreased by 17 percent since 2009.
7. Gross National Income (GNI) per capita has increased: In Sub-Saharan Africa, GNI has increased by 70 percent in the last five years (from $1,130 to $1,624).

Try to solve it
12/03/2017

Try to solve it

21/07/2016

WAA MAXAY ?
wadaniyadu waa dareen qofnimo iyo damiir umadeed taas oo shakhsigeeda ku dhalisa jacayl uu uqabo dalkiisa iyo dadkiisa, taas oo qofkeeda ka dhigta shaqsi kadamqanaya wixii xun ee dalkiisa iyo dadkiisa loo asteeyo una damqanaya dadkiisa iyo dalkiisa.

18/07/2016

Haweenki khatarta ahaa ee dunida somaray

18/07/2016

Dhibaatada tahriibta ee dhalinyarada somaliyeed heesata

09/03/2016

War gelin muhiim ah
La wadaag asxaabtaada insha allaaah

03/03/2016
like saar page cusub iyo magaca cusub ee page ka waa SOMALI GENERATION (S G D)
03/03/2016

like saar page cusub iyo magaca cusub ee page ka waa SOMALI GENERATION (S G D)

shirka khamiis laha ee ururka daqiiqado ka hor ayuu bilowday
03/03/2016

shirka khamiis laha ee ururka daqiiqado ka hor ayuu bilowday

Khamiis 25-FEB-2016 Siminaarkii saakay ee aanu la kulanay hay'ada caafimaadka halkaas oo aanu ka qaadnay cashir ku saabs...
25/02/2016

Khamiis 25-FEB-2016
Siminaarkii saakay ee aanu la kulanay hay'ada caafimaadka halkaas oo aanu ka qaadnay cashir ku saabsan HIV aids

Kulan kii maanta o aheyd khamiis 11-Feb-2016 waxaa dhacday kala Shaandheyn taas oo lagu sameeye bordka ururka si nabada ...
11/02/2016

Kulan kii maanta o aheyd khamiis 11-Feb-2016 waxaa dhacday kala Shaandheyn taas oo lagu sameeye bordka ururka si nabada ayey kusoo dhamaatay waana alle mahadii qaar kamida waxey heleen xilal cusub halka qaarka kale ay nasiib u heleen xilkoodii h**e waana sameynay codeyn oo uu qof waliba xor u yahay codkiisa

Adress

Norrköping

Telefon

+46734888853

Webbplats

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när SYPHR-Party postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Kontakta Organisationen

Skicka ett meddelande till SYPHR-Party:

Dela