01/09/2024
DOQON U GARGAARKEEDA NABI MUUSE AYAA KA SHALAAYAY
Noqo qof leh markastaba hami ku tusaaya meesha aad hiigsan doontid. Markasta oo aad la saaxiibta dadka garaadkooda sareeya, waxaa kor u qaadmaaya garashadaada, Waxaana kobci doona dabeecadaada, taasoo kusiinayaa inaad ku dhax milanto bulshada aqoonta iyo garaadka u saaxiibka ah.