06/08/2025
Ururka SNLF ka tacsiyeeynaayaa shacabkii Masaakiinta ahaa ee ku wax yeeloobay dagaalkii ka dhacay baladxaawo ee u dhaxeeyay 2 mooryaan oo 2 dal shisheeye ah kala taabacsan.
ALLE ha unaxariisto dadkii ku waxyeeloobay.
Waxa dhintay shalay ma aheen shisheeye ee waxey ahaayeen dad Soomaali ah oo la Marin habaabiyey.
Runtii waa nasiib darro aan loo dulqaadan karin in maanta dalal shisheeyey ay isku hubeeyaan kooxo caade qaate yaal ah oo dhalin yaro ah kadibna ay isku laayeen.
Gobolka gado waxa ku hardamaayo oo dalal shisheeye.
Mooryaanta kismayo fadhida iyo mooryaanta muqdisho fadhida waan ugu baaqeynaa in ay ka waan toobaan daba dhilif nimada.
Ugu dambeyn waxaan shacabka reer gado ugu baaqeynaa " war yaanan la isku kiin laaynin ee caqligiina ha shaqeeyo,