Somaliland in Norway

Somaliland in Norway Welcome to the official page of the Somaliland Mission in Norway 🇳🇴.

20/05/2026
20/05/2026
Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland waxay soo saartay warsidaha “Daljire...
03/05/2026

Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland waxay soo saartay warsidaha “Daljire”, oo ah warside saddex-biloodle ah.

Warsidahani waxa uu si qoto dheer u soo bandhigayaa hawlihii ay Wasaaraddu qabatay muddadii u dambaysay, dhaqdhaqaaqyadii diblomaasiyadeed ee la fuliyey, iyo guulihii waaweynaa ee la gaadhay muddadaas.

Warsidaha “Daljire” waxaad si dhammaystiran uga akhrisan kartaa mareegta (website-ka) Wasaaradda.

Akhris wacan.

https://mfagovsomaliland.org/publications/magazines

𝓐𝓵𝓵𝓪 𝓜𝓪𝓱𝓪𝓭 𝓛𝓮𝓱……………………………
𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐖𝐚𝐫𝐛𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧𝐭𝐚 & 𝐗𝐢𝐝𝐡𝐢𝐢𝐝𝐡𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐝𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐄𝐞 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐃𝐢𝐛𝐞𝐝𝐝𝐚 𝐈𝐲𝐨 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐥𝐚𝐦𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐡 𝐄𝐞 𝐉𝐒𝐋

11/02/2026

Madaxwaynaha JSL DR A.rahman Mohamed A.lahi(irro) ayaa saaka dalacsiiyay 2182 sarkaal oo ay u gaadhay xiliga dalacsiintooda.

Xafiiska Warbaahinta Ciidanka Qaranka JSL

Adresse

Brua Gata 1
Oslo
0186

Telefon

+4740099429

Nettsted

Varslinger

Vær den første som vet og la oss sende deg en e-post når Somaliland in Norway legger inn nyheter og kampanjer. Din e-postadresse vil ikke bli brukt til noe annet formål, og du kan når som helst melde deg av.

Kontakt Organisasjonen

Send en melding til Somaliland in Norway:

Snarveier

Del