Hiil Media

Hiil Media Sharing news, analysis, and educational content about political and social developments in the Ogaden and the horn of africa

08/08/2026

Ilaahayow haddii aad xornimo nooqadartay noo soo dadaji haddii aadan noo qadarina quluubta nooga reeb😢

Hodan marayare

Xafiiska Bilicda M M DH — Horumarinta bilicda  iyo arxandarada iyo danqashala aanta kajirta Waxaan saaka booqasho ku tag...
06/08/2026

Xafiiska Bilicda M M DH — Horumarinta bilicda

iyo arxandarada iyo danqashala aanta kajirta

Waxaan saaka booqasho ku tagay xafiiska mayarka magalada dhagaxbur anoo hawl gaara ka lahaa mayarka hawshaasina ahay gabadh dayar oo soo bandhigaysa buug la magac baxay HATAHRIIBIN HOOYO ( hadaba intaan mayarka sugayay waxaan ku arkay xafiiska maamo ooyaysa oo ilinka daadanayso duruuf iyo daala ka muuqdo sidoo kale jiran maskax ahaan iyo jidh ahaana 🥹

Maamada waan utagay waliba waxaanla itaagay meel gaara waxaan waydiiyay hooyo maxaa jira iyo say wax udhaceen maxaaku helay waxay iigu jawaabtay hooyo waxaan ahay maamo xanuunsan waxaana haysta ciyaal agoona oo 3 ah sidoo kale mudo 3 sano ah ayaan aalay dhakhtarka wayn ee magalada dhagaxbur waxaan somaray xaalado kala duwan intaaso dhan waxaa caafimad kayga iyo xaaladaydala socday wiil ina xaaji muhumed gaas ah waloow ay magacisi iishegtay hadana waan ilaaway magaci

Waxay igu tidhi waxaa xaafada ii joogay 3 neef oo adhiya wax kale oon haystana ma jiro intasa hanti ii ah 3 neefna 3K ayaa layga haysta waan udansheegtay waxayna ileeyihin lagumasi daynayo waan udajiyay waana ka xeeyay maamahdi oo waxanku idhi sug madax xafisedkan is arkaynaaye

Waan utagay madax xafisedku oo waxaanku idhi wixii shariciya iyo tabarta qofku waxay goyso waakala gaare abti maamadan 3 neef usii daa wuxuu iigu jawaabay go aanka aan qaatay ma rabo inaanka laabto sababto ah magalada isku dayan waxaan ku idhi magaalo inama ogee waa 2 deena uune isogasidaa ama adu ka bixi oo hoyo dhibatayne ishedaba kugu dhici karte wuuxu iigu jawaabay maya waxaan ana ku idhi iskada wayahaye mayarkuba wuuka bixine iyo haye haka bixiyo

Waan iskaga tagay oo xafiskan isaka galay anoo balantaydi sugaya ayu qol iiga yeedhay wuxuna igu yidhi xafiska ma anaaka shaqeya mise adiga maba aana is dhibine waxaan ugu jawabay maye adiga wuxuu igu yidhi maxan kaga shaqayn la nahay iyo goormad i aragtay iyo hada waxanku idhi waligay xafis kaaya maana iman asc wax dhaafsana maynaan isu dhaafine haygu gafin arintan kaala hadlayna hadaad waxka qaban iyo hadi kaleba adayku taala

Waana iskagaso baxay iskusoduubo masuul dhan oo bulsho dhan maamula saana ujilicsan qof inu waxushegana ka jecel inu isagu go aan qaato ayaa umada hor fadhiya kaaso xilka wayn qabtana muxuu samayn lahaa

Iskuso duubo bulshada haloo naxariisto hana loo dan qado meshan ninkasta wuxuu dhigtu kala tagi una yaala meel mamoyinka masakinta ah wacyi galin iyo wax sheeg hala siiyo sharcigu ma aha kitaab alle soo dajiyaye waa qoraal qof qoray isaga saa maamada ula dhaqmaya iyo kan 3 sano garabka u ahaa bal maxay ku kala duwan yihiin cajiib 🙈

Damiirkeni goormu saa udhintay Mayar Abdihakim Iwal xafiiska hoos u eeg dhaliishisu meela inaga tagi mayse inaga unbay dib inoguso noqone 🙏

  waxay ahayd inay dadaal ku bixiyaan soo qabashada dambiilahaas.Maanta magaalada Yucub waxaa lagu kala qaatay mag, taas...
05/08/2026

waxay ahayd inay dadaal ku bixiyaan soo qabashada dambiilahaas.

Maanta magaalada Yucub waxaa lagu kala qaatay mag, taas oo la xidhiidhay dhacdo foolxun oo dhowaan ka dhacday duleedka magaalada Yucub. Dhacdadaasi waxay ahayd nin xaaskiisa dilay, kadib khilaaf soo kala dhex galay labadooda. Falkaas wuxuu saameyn weyn ku yeeshay bulshada deegaanka.

Ma xuma in mag la kala qaato, balse fikir ahaan waxaa ka muhiimsan in bulshada iyo hay’adaha amnigu dadaal ku bixiyaan soo qabashada dambiilaha, lana horkeeno sharciga si uu u noqdo cashar iyo digniin ka dhan ah falalka noocaas ah. Haddii mar kasta lagu ekaado mag-qaadasho oo keliya, waxaa dhici karta in la dhayalsado ama aan si buuxda looga hortagin falalka noocaas oo kale mustaqbalka.

05/08/2026

Qiso halmageed cusub ONLF

15ka arday ee fasaklka sideed(8aad) ugu dhibcaha badan Deeganka 11 arday oo kamid ahi waxay kasoo baxen magaalada dhagax...
05/08/2026

15ka arday ee fasaklka sideed(8aad) ugu dhibcaha badan Deeganka 11 arday oo kamid ahi waxay kasoo baxen magaalada dhagaxbur

1-Dugsiga cumar bini,khadaab 5 arday
2-Dugsiga garaad makhtal 4 arday
3-Dugsiga waabari 2

Sharaf ayay u tahay magalada dhagaxbur inay markasta Hormudka waxbarashada Ahaato

04/08/2026

Waxan dadka Onlf iskaga dhigaya ee wareerinaya waa heegadii oo jawxo ku biirtay.😂

03/08/2026

Fanaanka wayn ee Ali dhaanto oo dhiigastay
Next Nuur Caraalle 🤣

3aad qof baa wax macno leh ku jira abwaan iyo fanaanba deegaanka dadkaas kale waa dad ku xamaalayana oo bariisku ka gala...
03/08/2026

3aad qof baa wax macno leh ku jira abwaan iyo fanaanba deegaanka dadkaas kale waa dad ku xamaalayana oo bariisku ka galay halkaas

02/08/2026

Laascaanood.

31/07/2026

ALfanaan. AUN ahmed ali cigaal

Address

Kuala Lumpur
53100

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hiil Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share