04/02/2026
Deg deg.
Waxaan inagu maqaale ah, in Hay'ada ay musuq maasuq balaadhan ka sameysay mashruucii ay Liibaan ka wadday. Lacago ah oo looga talo galay bulshada dhibaateysan ee Deg. FILTU ay ka lunsadeen 6 milyan oo birr, waxaa iska kaashtay maamulka degmada iyo shaqsiyaad horjooge (shaqaale) u ahaa Hay'ada.
Waxaan ku daba joognaa xaqiiqo raadinta iyo sida dhabta ah ee ay wax u dhaceen si loola wadaago cidda ay khuseeyso.
Xuquuq raadin iyo xalaal, xaqiiiq ku saleysan.₹₹₹₹₹₹