Somalia Trade & Investment

Somalia Trade & Investment Official Somali Trade Office in Italy and EU

Promoting trade, investment, and economic cooperation between Somalia, Italy and the European Union.

Supporting Somali businesses, facilitating strategic partnerships, and serving Somali citizens in EU

14/02/2026

๐Ÿ›ก๏ธ ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐€๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ž๐ž ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š โ€“ ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐œ๐š๐ง ๐”๐ง๐ข๐จ๐ง ๐๐ž๐š๐œ๐ž ๐š๐ง๐ ๐’๐ž๐œ๐ฎ๐ซ๐ข๐ญ๐ฒ ๐‚๐จ๐ฎ๐ง๐œ๐ข๐ฅ (๐๐’๐‚)๐Ÿ›ก๏ธ

Golahan waa hayโ€™adda ugu sarreysa ee ka shaqeysa nabadda iyo amniga qaaradda Afrika, African Union.

๐—ช๐—ฎ๐—ฎ๐—ท๐—ถ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—บ๐˜‚๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—บ๐˜€๐—ฎ๐—ป:
โ€ข Ka hortagga colaadaha iyo dagaallada ka dhaca Afrika
โ€ข Dirista hawlgallada nabad-ilaalinta (peacekeeping missions)
โ€ข Dhex-dhexaadinta khilaafaadka siyaasadeed ee dowladaha iyo kooxaha hubeysan
โ€ข La-socodka argagixisada, afgambiyada militari, iyo xasillooni-darrada gobolka
โ€ข Goโ€™aan ka gaarista xaaladaha degdegga ah ee amniga iyo bixinta digniino h**e (early warning)

๐—ฆ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฏ๐˜๐—ฎ ๐—น๐—ผ๐—ผ ๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐˜†:
Golahan waxaa loo dhisay si:
โœ… looga hortago dagaallo iyo burbur dowladeed
โœ… u fududeeyo xalinta khilaafaadka siyaasadeed
โœ… u abaabulo hawlgallo nabad-ilaalin Afrikaan ah
โœ… ula socdo afgambiyada iyo isbeddellada amni ee degdegga ah

๐—ฆ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ ๐—บ๐—ฎ๐˜๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—”๐—ณ๐—ฟ๐—ถ๐—ธ๐—ฎ ๐—น๐—ผ๐—ผ ๐—พ๐—ฎ๐˜†๐—ฏ๐—ถ๐˜†๐—ผ:
๐ŸŒ Bariga Afrika: Soomaaliya, Itoobiya, Kenya, Uganda, Tanzania
๐ŸŒ Galbeedka Afrika: Nigeria, Ghana, Senegal, Mali, Niger
๐ŸŒ Bartamaha Afrika: Chad, Cameroon, CAR, Congo
๐ŸŒ Koonfurta Afrika: South Africa, Botswana, Namibia, Zambia, Zimbabwe
๐ŸŒ Waqooyiga Afrika: Egypt, Libya, Tunisia, Algeria, Morocco

๐—ซ๐˜‚๐—ฏ๐—ป๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—š๐—ผ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ:
Waxay ka kooban yihiin 15 dal,
Xubnaha waxaa lagu doortaa matalaad goboleed,
Kursigu wuxuu noqon karaa 2โ€“3 sano, iyadoo lagu saleynayo khibrad, awood amni, iyo ka-qaybgalka hawlgallada nabad-ilaalinta
Golahan waa sida โ€œSecurity Councilโ€ โ€“ waa meesha ugu horreysa ee goโ€™aannada amniga qaaradda laga qaato.

29/10/2025

Celebrating my 6th year on Facebook. Thank you for your continuing support. I could never have made it without you. ๐Ÿ™๐Ÿค—๐ŸŽ‰

Dhagayso: Waraysi Safiirka Soomaaliya ee Talyaaniga, Mudane Ibrahim ShegowSafiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya e...
07/08/2025

Dhagayso: Waraysi Safiirka Soomaaliya ee Talyaaniga, Mudane Ibrahim Shegow

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Talyaaniga, Mudane Ibrahim Shegow, ayaa waraysi gaar ah siiyey Idaacadda Qaranka Soomaaliyeed (Radio Muqdisho), isagoo si qoto dheer uga hadlay:

Hawlaha baaxadda leh ee ay safaaraddu ka wado Talyaaniga,

Xaaladda iyo adeegyada jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Talyaaniga,

Iyo xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee u dhexeeya Soomaaliya ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด iyo Talyaaniga ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡น.

Waraysigan waxa uu iftiiminayaa doorka muhiimka ah ee safaaraddu ku leedahay kobcinta iskaashiga laba geesoodka ah iyo taageeridda muwaadiniinta Soomaaliyeed ee dibadda.

๐ŸŽง Dhagayso waraysiga oo dhammaystiran:

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.Item ID: FCVNSMLAuthor Username: ...

Danjiraha Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Talyaaniga Eng. Ibraahim Shegow ayaa ka qeybgalay daawashada ciyaartii kubad...
05/08/2025

Danjiraha Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Talyaaniga Eng. Ibraahim Shegow ayaa ka qeybgalay daawashada ciyaartii kubadda cagta ee lagu qabtay magaalada , taasoo dhexmartay ciyaartoyda jaaliyadaha Soomaaliya ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด iyo Gambia ee Talyaaniga.

๐Ÿ† Ciyaarta ayaa si xiiso leh ku dhammaatay guul ay kooxda Soomaaliyeed ku hantiday gool ku laad!

Danjiraha ayaa si weyn u bogaadiyey ciyaartoyda Soomaaliyeed dadaalka, ciyaar wanaagga iyo isku duubnida ay muujiyeen. Wuxuu ku ammaanay sida ay magac wanaagsan ugu soo hooyeen qaranka iyo jaaliyadda Soomaaliyeed ee Roma ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿค๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡น

โœ… Wuxuu sidoo kale ballanqaaday in Safaaradda Soomaaliya ee Rome sii wadi doonto taageerada iyo dhiirrigelinta ciyaartoyda Soomaaliyeed si loo xoojiyo isdhexgalka dhalinyarada iyo midnimadooda.

โšฝ๏ธ Tartanadan ayaa qeyb ka ah barnaamijyada isdhexgalka jaaliyadaha ee ka socda Talyaaniga, gaar ahaan kuwa hoos yimaada .

Danjire Eng. Ibrahim Cumar Shegow oo Booqasho Sharafeed iyo Hambalyo Sanad Guuro u Gudbiyey Dhigiisa Masar ee RomaDanjir...
23/07/2025

Danjire Eng. Ibrahim Cumar Shegow oo Booqasho Sharafeed iyo Hambalyo Sanad Guuro u Gudbiyey Dhigiisa Masar ee Roma

Danjire Eng. Ibrahim Cumar Shegow, Safiirka Soomaaliya ee Talyaaniga, ayaa maanta booqasho sharafeed iyo hambalyo sanad guuro ugu tagay Danjire Cisam Basam, Safiirka Jamhuuriyadda Masar ee fadhigiisu yahay Rome.

Kulanka ayaa lagu adkeeyey xiriirka taariikhiga ah ee ka dhexeeya labada shacab ee Soomaaliyeed iyo Masriyeed, waxaana laga wada hadlay xoojinta iskaashiga laba geesoodka ah ee dhinacyada:
โœ… Dhaqaalaha
โœ… Waxbarashada
โœ… Amniga

Safiirka Masar ayaa dhankiisa muujiyey sida dalkiisu mar walba u garab taagan yahay Soomaaliya iyo rabitaankeeda horumarineed.

Message from the Ambassador of the Federal Republic of Somalia to the Italian RepublicOn the Occasion of the Anniversary...
23/07/2025

Message from the Ambassador of the Federal Republic of Somalia to the Italian Republic
On the Occasion of the Anniversary of the July 23 Revolution โ€“ Arab Republic of Egypt

Rome, 23 July 2025

On behalf of the Embassy of the Federal Republic of Somalia in Rome, and in my personal capacity, I extend heartfelt congratulations to the government and people of the Arab Republic of Egypt on the occasion of the anniversary of the July 23 Revolution.

This momentous day remains a symbol of national determination, dignity, and the pursuit of progress. It commemorates a defining chapter in Egyptโ€™s modern historyโ€”one that continues to inspire generations across the Arab world and Africa.

Somalia deeply cherishes its historical and fraternal ties with Egypt, a relationship grounded in mutual respect, cultural affinity, and shared aspirations for peace, development, and stability in our region.

As Egypt celebrates this national milestone, I express my best wishes for continued success, prosperity, and unity for the Egyptian people, and reaffirm our unwavering commitment to strengthening bilateral cooperation and solidarity between our two brotherly nations.

H.E. Eng. Ibrahim Omar Shegow
Ambassador Extraordinary and Plenipotentiary
Federal Republic of Somalia to the Italian Republic

Indirizzo

Rome
305,00192

Orario di apertura

Lunedรฌ 09:00 - 16:00
Martedรฌ 09:00 - 16:00
Mercoledรฌ 09:00 - 16:00
Giovedรฌ 09:00 - 16:00

Telefono

+39063220651

Notifiche

Lasciando la tua email puoi essere il primo a sapere quando Somalia Trade & Investment pubblica notizie e promozioni. Il tuo indirizzo email non verrร  utilizzato per nessun altro scopo e potrai annullare l'iscrizione in qualsiasi momento.

Contatta L'organizzazione

Invia un messaggio a Somalia Trade & Investment:

Scelte rapide

Condividi