Somali Embassy in New Delhi- India

Somali Embassy in New Delhi- India Embassy of the Federal Republic of Somalia, New Delhi.

Ogeysiis Muhiim ah.
25/08/2026

Ogeysiis Muhiim ah.

🇮🇳🇸🇴
19/08/2026

🇮🇳🇸🇴

15/08/2026

India Independence Day

Mogadishu, Somalia | 15 August 2026

On the occasion of India’s 80th Independence Anniversary, the Federal Republic of Somalia extends its warmest congratulations to the Government and people of India, with best wishes for continued peace and prosperity and a reaffirmed commitment to strengthening bilateral cooperation between the two countries.

MFA India/ MFA इंडिया

For more details, contact:
Mohamed Mahmud Allaale
Communications Department
Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation
Federal Republic of Somalia
Email: [email protected]
Twitter:
Somali Page: Wasaaradda Arrimaha Dibadda

Happy 80th Independence Day to India. Jai Hind!🇮🇳
15/08/2026

Happy 80th Independence Day to India.

Jai Hind!🇮🇳

06/08/2026
New Delhi, HindiyaSafiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya, Mudane Dr. Abdullahi Mohamme...
06/08/2026

New Delhi, Hindiya

Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya, Mudane Dr. Abdullahi Mohammed Odowa, ayaa hoggaaminayay wafdi ka koobnaa diblomaasiyiin ka tirsan Safaaradda iyo xubno ka mid ah bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Hindiya, kuwaas oo ka qayb galay munaasabadda xuska Maalinta Afrika (Africa Day) 2026.

Munaasabadda ayaa lagu xusay midnimada iyo wadajirka dalalka Afrika, iyadoo la adkeeyey muhiimadda iskaashiga, nabadda, horumarka waara, iyo xoojinta xiriirka saaxiibtinimo ee ka dhexeeya dalalka Afrika

Munaasabada waxaa hadalo qiimo badan ka jeediyqy, Wasiirka Arrimaha Dibada dowladda Hindiya iyo madaxa Safiirada dalaalka Africa ee jooga New Delhi Safiirka Safaaradda boqortooyada Marco.

New Delhi, 5 Agoosto 2026Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Hindiya, Mudane Dr Cabdullaahi Ma...
05/08/2026

New Delhi, 5 Agoosto 2026

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Hindiya, Mudane Dr Cabdullaahi Maxammed Odowaa, ayaa maanta xafiiskiisa magaalada New Delhi ku qaabilay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Koonfurta Suudaan ee Jamhuuriyadda Hindiya, Marwo Sitona Abdallah Osman, oo booqasho is-barasho iyo aragti-wadaag ah ugu timid.

Intii uu kulanku socday, labada Safiir waxay iska wareysteen xaaladaha guud ee ka jira Soomaaliya iyo Koonfurta Suudaan, iyagoo is dhaafsaday warbixino kooban oo ku saabsan horumarka, fursadaha iyo caqabadaha horyaalla labada dal.

Sidoo kale, labada dhinac waxay ka wada hadleen xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga u dhexeeya Soomaaliya iyo Koonfurta Suudaan, iyagoo adkeeyay muhiimadda ay leedahay in si wadajir ah looga shaqeeyo arrimaha mudnaanta u leh labada dal, lana xoojiyo iskaashiga heer gobol iyo mid qaaradeed si loo horumariyo nabadda, xasilloonida iyo horumarka Afrika.

22/07/2026
22/07/2026

Malé, Maldives- Credential Ceremony 🇸🇴🤝🇲🇻

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya ahna, Safiirka aan daganeyn, ee dalka Maldevis oo maanta ...
22/07/2026

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya ahna, Safiirka aan daganeyn, ee dalka Maldevis oo maanta laga qaabilay warqadaha aqoonsiga danjironimo dalka Maldevis.

Malé 22 Luulyo 2026. Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya, Mudane Dr. Abdullahi Mohammed Odowa, sidoo kalena ah Safiirka aan daganeyn ee Dalaalka Sri lank iyo Maldevis, ayaa waxaa maanta warqadaha aqoonsiga danjironimo ka guduumay madaxweynaha dalka Maldevis Mudane Dr Mohamed Muizzu.

Kulanka Safiirka iyo Madaxweynaha waxaa goob joog ka ahaa, Lataliyaha Koowaad ee Safaaradda JFS ee Hindiy, Marwo Ayan Mohamoud Sheikh Hamid.
Arrimaha looga wada hadlay waxaa ka mid ahaa bogaadiinta soo noqoshada xiriirka tooska ah ee diblomaasiyadeed ee labada dal oo dib usoo laabtay markale ka dib sanadkii 10 March 1988 ay ahed markii ugu horeysay ee ay sidaan oo kale xiriir toos ah uu dhexmaro.

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Maldevis , Mudane Dr. Abdullahi Mohammed Odowa, ayaa ka mahadceliyay soo dhaweynta diiran ee Qasriga madaxtooyada loogu sameeyay, wuxuu sidoo kale xusay in Soomaaliya ay diyaar u tahay in ay la shaqeyso Dowladda Maldevis si loo xoojiiyo xiriir labada dal.

Address

L-1/19A Hauz Khas Enclave , PIN Code 110016, New Delhi, India
Delhi
110016

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Embassy in New Delhi- India posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Somali Embassy in New Delhi- India:

Shortcuts

Share