Ibnu Qaasim

Ibnu Qaasim student

24/08/2023

Tababarkii ugu dambeyay ay kooxda Chelsea iskugu diyaarineyso kulanka jimcaha ee Luton Town.

30/03/2023

Gabay qiimo badan

Guutooyin adagoo
Gambadhiyo maraagiyo
Goojacade joogaa
Galka seefta kala baxay
Gaashaanlayshii inta goob lawada dhigay
Ma ka furanay gaadiid
Goolkii dagaalkiyo
Guushana ma sidanaa

Abwaan xasan maxamed qawdhan

30/03/2023
Kooxda Gashaan ayaa maanta ka amba baxday gobalka tog dheer iyadoo ku wajahan caasimada hargaysaKooxda Gashaan ayaa noqo...
13/12/2022

Kooxda Gashaan ayaa maanta ka amba baxday gobalka tog dheer iyadoo ku wajahan caasimada hargaysa

Kooxda Gashaan ayaa noqonaysa koooxda lagu furi doono horyaalka horyaalada soomaliland

Waxaa caawa fooda is dari doona labada xul ee Croatia iyo Argentina wareega afar dhamaadka (Semi final) Yaa iska xaadari...
13/12/2022

Waxaa caawa fooda is dari doona labada xul ee Croatia iyo Argentina wareega afar dhamaadka (Semi final)

Yaa iska xaadarin doona finalka ma Croatia ayaa markii labaad oo xidhiidh ah tegi doonta finalka mise Argentina ayaa ka cidhibtiri doonta koobka aduunka xulka Croatia isla markaana u gudbi doonta finalka

Aragtidada comment inoogu reeb

Laciibkii H**e Ee Xulka Brazil Ricardo Kaka ayaa yidhi  Muslimiintu way nabad qabaan qofna ma Weeraraan islaamku . Yurub...
13/12/2022

Laciibkii H**e Ee Xulka Brazil Ricardo Kaka ayaa yidhi Muslimiintu way nabad qabaan qofna ma Weeraraan islaamku .

Yurub iyo galbeed run k**a sheegayaan koobkan.Kani Waa Koobkii aduunka ee abid ugu fiicnaa ee aan arko.

Shaxda kulanka u dhaxeeya kooxaha arsenal iyo Acmilan
13/12/2022

Shaxda kulanka u dhaxeeya kooxaha arsenal iyo Acmilan

Difaaca ugu adag somaliland Dhexda ugu fiican somaliland Weeraryahanka ugu halisaysan somaliland
13/12/2022

Difaaca ugu adag somaliland
Dhexda ugu fiican somaliland
Weeraryahanka ugu halisaysan somaliland

Jadwalka Tartanka Horyaalka Horyaalada Somaliland { Somaliland Champions League}Aragtidada comment inoogu Reeb?         ...
13/12/2022

Jadwalka Tartanka Horyaalka Horyaalada Somaliland

{ Somaliland Champions League}

Aragtidada comment inoogu Reeb?

Xidhiidhka Kubadda Cagta Somaliland Ayaa Maanta shaaciyay in laga mamnuucay Ciyaarista  Horyaalka Horyaalada Ciyaartoyda...
11/12/2022

Xidhiidhka Kubadda Cagta Somaliland Ayaa Maanta shaaciyay in laga mamnuucay Ciyaarista Horyaalka Horyaalada Ciyaartoyda ka Soo Jeeda dalalka jaarka lah Somaliland.

Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄
Ethiopia πŸ‡ͺπŸ‡Ή
Jabuuti πŸ‡©πŸ‡―

Xulalkee isugu imanaya final koobka aduunka
10/12/2022

Xulalkee isugu imanaya final koobka aduunka

Address

Salisbury

Telephone

+252634336406

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ibnu Qaasim posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category