29/05/2026
Gudoomiyaha Jaaliyadda Galmudug ee Switzerland Abdulkani Hassan Salad iyo Gudoomiye Ku-xigeenka Midowga Jaaliyadaha Galmudug ee Yurub Abdiweli Shire (Fanax) ayaa caawa ka qeybgalay bandhigga buugga โWiilkii Quusan Waayeyโ ee uu qoray Abukar Cawaale Qaad Diid.
Bandhiggu wuxuu ahaa mid xiiso iyo aqoon isugu jiray, laguna soo bandhigay fariimo muhiim ah oo ku saabsan dadaalka, wacyigelinta bulshada iyo ka guuleysiga caqabadaha nolosha.
Waxaan bogaadinaynaa qoraaga sida uu bulshada ugu soo gudbiyey buug qiimo badan oo dhiirrigelin iyo wacyi xambaarsan.