Abwaan Camaari

Call Directions Website Contact the organisation

Abwaan Camaari Abwaan Camaari is a Somali winner award poeter and social activist🇸🇴 Abdikarim Hassan Mohamed
(4)

16/10/2026

Hooyo, ilmahaagu ma ku daahay fadhiga ama socodka?

Dr Amin Samakaal ayaa kuu sharxaya , muhiimadda qiimaynta h**e iyo sida physiotherapy-gu u caawin karo horumarka ilmaha. Wac 617699929

15/10/2026

Raali ahaaw kuuma jeedine 🤣🤣 Halkaan iga wax sxbkaa Sidaan camal ah

14/10/2026

Maanta beero beri shalanleyso . Samakaal Hospital booqo

13/10/2026

Xayawaan bal arag masuuliyad darradann

06/10/2026

Hooyada soomaliyeed halka ay ka heli karto shaqaalo caawimad sax ah leh iyo dhaqaatiir heegan ah oo ay kularantahy. Dhalma xanuun la aan ah waa Samakaal Hospital

03/10/2026

Markaa xasuuso hadii caruurtaada qalal aad ku aragto!

Dhinac u jiifi.
Waxba afka ha gelin.
Waqtiga xisaabi.
5 daqiiqo haddii uu dhaafo—gargaar degdeg ah raadi.
Dr amin samakaal. Waxad kula kulmi kartaa Samakaal Hospital

02/10/2026

Bal ila dhageyso Ninkaan Diin laawaha ah Xaaskeyga hadii la dilayo waxba igama galin ayuu yiri

01/10/2026

Subxanallaah War Ninku xaasid sanaa Bal eeg sxbkiis sida u u dilyo

25/09/2026

Samakaal Hospital yaan la moogan

Address

London
E50QR

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abwaan Camaari posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organisation

Send a message to Abwaan Camaari:

Shortcuts

Share