23/12/2018
Qoraalkaan waxaa ladhahaa qiimaha gabadhu ledahay !!!
Qoraalkan waxaa igu kalifay dhaqan dorsonka kusoo badanaya dumarkeena sharafta badan ee somaliyeed runtii dumarka somaliyeed waa dumar qiimo badan aadna ukarti badan hase ahaatee waxaa jiro dhaliilo ubaahan farta in lagu fiiqo gabadhu Mar waa gabar yar oo waalidkeed la nool marna waa xaas iyo hooyo wexey xanbaarsan tahay masuuliyad aad uweyn aadna uculus waana waajib ilahey hortiisa loga xisaabin doono waxaa aad uwanaagsan marxalad walba gabadha muslimada ah iney sumcadeeda ilaa shato waliba sumcada qoyskeeda zowjkeeda iyo caruurteeda ay ilaaliso maxaa yelay gabadhu hadii ay dhaqamo xun xun latimaado wexey ceeb usoo jiideysaa qoyskeeda iyo dhamaan qaraabadeeda noqo gabar hooyo xaas wanaagsan oo lagu faano
Lasoco qeybta xigta inshallah iyo qiso xanuun badan oo gabar qabsatay
Qalinkii Aisha Ruun Maxamed