19/08/2021
Xafiiska beeraha D/gursum
Waxa sanadka dhaman guud ahan deegaanka
Xafiska region ka beeraha iyo midka degmaduba ay kenen siidh madhabaro iyo qalab iyado magaca bulshada lagu kenay waxa dhacay baahsan qabaleyada an xogtoda laylaso wadagay wa dhamaan 2door madabaragi lageyey siidhki I.W.M waala ibiyay 1xabana k**a gadhin beeralaydi.
Sidokale santarka labadi doorba waxa dhacday madabarada lageyey iyo siidhki shinida ahaba oo bilaash aha on ahayn midki sid i awal lacagta la shubi jiray aya waxa dhaman sida shacabka warabaley ila wadagtay waxa laga qaaday min qoys lacag dhawr boqola markan isu geyay #600.000bir kor udhaafta hawlaha noocana oonku daba jirno qabaleyada kalana aya waxa qorshaheda ka ah xafiiska beeraha iyo D.A qabaleyada ujooga oo ay ufududeeyan gacan yarayasha mamulka qabaleyada amaba santarada oo ah kuwa hantiga magaca shacabka kuso baxay dabka inla saaro fududeeya.
Xogaha oo dhamaystiran barmamijka ana idinla wadagaya iyo xafiisyo badano kale
Xaqiiqo wep TV