Magaalo Hosaadka Garabcase ee mmj

Magaalo Hosaadka Garabcase ee mmj horumarkeenu waa quruxdeena canshuurta oon bixino ayaa horumar lagu gadhaa

18/05/2026
02/05/2026

Gudiga mashaariicaha oo kormeer iyo indho indhayn iyo dabagal ku sameeyey mashruucyada socda.

17/02/2026

RAMADAAN KAREEM DHAMAAN UMADA MUSLIMKA AH MEELKASTA OO JOOGTO ALLE HA INAGA YEEL KUWA KHAYR DHAMSANTII LAGA AQBALO AMIIN YAA RABI

17/02/2026

RAMADAAN KARIIM

Dhammaan Ummadda Muslimiinta ah, kuwa dalka iyo deegaankaba, gaar ahaan Caasimadda DDS (Jigjiga), Ramadaan Kariim.

Bishan barakaysan ee Ramadaan waa bishii kheyrka iyo cibaadada, bishii dembi-dhaafka, bishii Eebbe Weyne (SWT) addoomihiisa khayrka joogteeya uu Naarta ka xoreeyo.

Waxaan Ilaahay inooga rajaynayaa dhammaanteen in uu caafimaad iyo nabadgelyo inoogu dhammeeyo Ramadaanka, acmaasheenana naga aqbalo idamka Alle.

Ramadan Kariim, Ramadan Kariim!
Duqa Caasimadda
Eng. Shaafi Axmed Macalin

28/01/2026
01/01/2026

Farxada shacabka jidadka loo bixinayo ka muuqata

01/01/2026

Waxaan si habsami leh uga jawaabney cabashadii ka jirty xafadaha 08aad iyo 07aad ee magaalo hoosadka karamardha walina way socotaa ilaa aan ka dhamayneyno baahida jid la,aanta kajirta xafadaha.

Waxaan u mahad celinayaa xafadaha shaqada laga wado sida ay noo garab taagan yihiin uguna faraxsan yihiin fulinta qorshe hagaha oo ah mid aan khasaare hantiyeed gaysaneyn dadaalkana waan sii wadaynaa.

Waxaa kale oon ugu baaqayaa shacabka wadooyinka helay iney xujadaha samaystaan dakhligana soo xereeyaan si aan u joogteyno waxqabadka waad mahadsan tihiin.

14/11/2025

Munaasabada dhagax dhiga buundada bidhbidhis ee xafada daaru_salaam ee magaalo hoosaadka karamardha islamaarka isku xidhaysa daarusalaam iyo daangurays

Address

Kasoo Horjeedka Jibriga
Jijiga

Opening Hours

Tuesday 08:00 - 12:00
Wednesday 08:00 - 12:00
Thursday 08:00 - 12:00
Friday 08:00 - 12:00

Telephone

+251968267283

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Magaalo Hosaadka Garabcase ee mmj posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Magaalo Hosaadka Garabcase ee mmj:

Shortcuts

Share