IFiyaha DDS TV

IFiyaha DDS TV kuso dhawaada pagekan o ad kala socon kartaa xaladaha deegaanka somali galbeed..iyo dhamaan wararka somalida iyo caalamka kale

bogena ma quseeyo Dana gaar ah e waxan utaganhy inan u adeegno umadena ..ayadoo an uso gudbineyno wararka ugu dambeyay o xaqiq ah.

Wararkii udambeyay:!!Raysal wasaaraha Somalia Maxamed Xuseen Rooble ayaa  Cabduqadir Maxamed nuur Oo horey U ahaa Wasiir...
26/12/2021

Wararkii udambeyay:!!

Raysal wasaaraha Somalia Maxamed Xuseen Rooble ayaa Cabduqadir Maxamed nuur Oo horey U ahaa Wasiirka Caddaalada U Magacaabay Wasiirka Gashaandhiga XFS....

Halka Xasan Xuseen Xaaji' Oo Ahaa Wasiirkii Gashaandhiga Uu U Magacaabay Wasiirka Wasaarada Caddaalada.

aya laga wadaa sidaa laga dhehan karo

W/Q:- khadar badal
Ifiyaha ddstv

26/12/2021

Pagekan isha kuhaya..
Wxu idin so gudbin doona
Maclumaadka deegaanka somali galbeed..
Fadlan so follow gareeya..

Address

Jijiga

Telephone

+251935195354

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when IFiyaha DDS TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to IFiyaha DDS TV:

Share