04/08/2026
Wargalin Muhiim ah
Xafiiska Golaha Sare Arimaha Islaamka DDS Wuxuu Farayaa Dhammaan Xafiisyada Ay warqaddani Ku Socoto In Diiwaan galin Rasmi Ah lagu sameeyo Goobaha Diineed Ee kuyaalla deegaanka iyo Cidda Dhigtaba, Sida (Madaarista quraanka, Macaahidda diiniga ah, Xalaqaadka masaajidda, Kulliyadaha diiniga lagu dhigo, masaajidda, Cilaajyada, Jamciyadaha iyo Mu,assaso Kasta Oo Diineed, I. W. M).
Sidoo Kale Waxaa Mamnuuc Ah in Lafuro Goobahaa Diineed Ee Aan Kor kuxusnay Iyada oo Aan Fasax Rasmi Ah Ka Haysanin Xafiiska Golaha Sare Arimaha islaamka Ee Ay khusayso Ama Awoodda Uleh inuu sharciga Siiyo. Sidoo kale in loo fududeeyo dadka adeega ubaahan ee yimaada xafiisyada.
F.G: wareegtadani waa Inay hirgasho Inta ka Horraysa 30/12/2018 ะ. ะก.
Alla Mahadleh