10/08/2026
Kulanka diyaarinta qorshaha miisaaniyada degmooyinka gobolka Afdheer ee sanadka 2019-ka ayaa ka qabsoomay magaalada Hargeelle.
kulankan oo ay kasoo qayb galeen masuuliyiinta gobolka hogaaminta degmooyinka iyo dawladaha hoose ayuu furay gudoomiyaha gobolka Afdheer Mudane Shukri Xasan Bare ayay habraaca diyaarinta qorshaha miisaaniyada sanadkan soo jeediyeen xubnaha kasocda xafiiska maaliyada DDS si miisaaniyada loogu saleeyo meelaha mudnaanta leh iyo meelaha waxtarka ukeh bulshada waxna kataraya baahiyaha aas-aasiga ah.
diyaarinta qorshaha kadib hogaaminta ayaa dhir beeris qayb ka ah barnaamijka bilaha xagaaga kasameeyay Cusbitaalka guud ee Hargeelle si bilicda goobaha bulshada sare loogu qaado.
*Ku Xidhnaw Boggaga Rasmiga ee Xafiiska Dowlada Hoose Deg dollo bay ku Lee yahay Baraha Bulshada Riix Link-gan hoose;👇
https://www.facebook.com/profile.php?id=100070099819082