Abdirizaak mahamed

Abdirizaak mahamed The doors are opening & dreams are coming true Get ready๐Ÿฉธ๐Ÿ…พ๏ธ+

02/11/2024

Waxaan fadhiyey maqaaxi cunto markii wiil caato ah oo gacanta kusida xabbad sigaara ahi soo galay gudaha waa uu isla sheekaysanayey.muuqaalkiisuna soo- jiidasho ayuu lahaa . Gudaha ayuu soo gaadhay waa-uu qaylinaya isaga oo isku dayay inu uu qanciyo qof hortaagan oo aan noo muuqan waxa an ogaaday in uu waalan yahay shaqaalihi meherdda si murugo le ayey iigu yidhaahdeen laba bilood kohor wuu caafimaad qabay ๐Ÿ˜ข

Maanta waa talaada  โค๏ธ
08/10/2024

Maanta waa talaada โค๏ธ

05/10/2024

ูˆูŽุนูุจูŽุงุฏู ุงู„ุฑู‘ูŽุญู’ู…ูŽูฐู†ู ุงู„ู‘ูŽุฐููŠู†ูŽ ูŠูŽู…ู’ุดููˆู†ูŽ ุนูŽู„ูŽู‰ ุงู„ู’ุฃูŽุฑู’ุถู ู‡ูŽูˆู’ู†ู‹ุง ูˆูŽุฅูุฐูŽุง ุฎูŽุงุทูŽุจูŽู‡ูู…ู ุงู„ู’ุฌูŽุงู‡ูู„ููˆู†ูŽ ู‚ูŽุงู„ููˆุง ุณูŽู„ูŽุงู…ู‹ุง

November
14/09/2024

November

Xaramkaad ku dhawdahay Dhaqanka iyo diintooWaxaad dhiig wadaagtaan Dhoobada Madiinee โ€ฆHargaysaay ha dheeliyin Ha dhantaa...
08/09/2024

Xaramkaad ku dhawdahay
Dhaqanka iyo diintoo
Waxaad dhiig wadaagtaan
Dhoobada Madiinee โ€ฆ
Hargaysaay ha dheeliyin
Ha dhantaalmin weligaa.โค๏ธ

27/08/2024

โ€œDhakhsuu u socdaa wakhtigu
Waagii Subax kuu dhashiyo
Libdhada galab kuu dhacdaba
Wedkaad u dhawaanaysaa
Ifkaad ka dhamaanaysaa
Dhabtuna waa aakhiradaโ€

Khaliif Faarax Naasir

Sheekh almis sheekh yahye
26/08/2024

Sheekh almis sheekh yahye

Nimaan Osman waa wariye madaxbanaan wuxuu kasoo shaqeeyey warbaahinda Ethiopia. Waa wariye kadhisan xirfada saxaafadda. ...
25/08/2024

Nimaan Osman waa wariye madaxbanaan wuxuu kasoo shaqeeyey warbaahinda Ethiopia. Waa wariye kadhisan xirfada saxaafadda. Oo luqado badana ku hadla. .
Waa wariye qirsan jiritaanka jamuuriyadda nabadoon ee soomalilaan โค๏ธ

20/08/2024

โ€œHaddaad ninkaaga ugu ciyaartid
sida kubada Gabadh kale ayaa
u qaban doonta sida Gool-hayaha"
Robert Mugabi

Harta Shekha iyo Barwaaqo
12/08/2024

Harta Shekha iyo Barwaaqo

Illehay waxa aynu uga baryeynaaIn u rumeeyo Yexye sinwaar weedhi sii caanka ahayd ee ahayd ุณู†ุฌุนู„ ุชู†ูŠุงู‡ ูŠู„ุนู† ุงู„ูŠูˆู… ุงู„ุฏูŠ ูˆ...
07/08/2024

Illehay waxa aynu uga baryeynaa
In u rumeeyo Yexye sinwaar weedhi sii caanka ahayd ee ahayd
ุณู†ุฌุนู„ ุชู†ูŠุงู‡ ูŠู„ุนู† ุงู„ูŠูˆู… ุงู„ุฏูŠ ูˆู„ุฏ ุชู‡ ููŠู‡ ุฃู…ู‡:
"Natanyaahu wuxuu nacdali doonaa.maalintay hooyadi dhashay"

03/08/2024

Wasiirada Saamiga Siyaasadda Nagu Matala Marka.Xilka Laga Qaado Ayay Imadaan Allaybaday Xertiiba Yaaban ๐Ÿ˜†

Address

Jijiga

Telephone

+25264635992

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirizaak mahamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Abdirizaak mahamed:

Share