Xafiiska adeega shacabka $hor/cududa/sh/deg.awbarre

Xafiiska adeega shacabka $hor/cududa/sh/deg.awbarre Adeeg bixin tayo leh soo dhawyn wngsn

Asc wr wb dhmn dad waynaha ku nool degmada awbarre shaqaale iyo shacab wxn ogaysiinayna in ay ka digtoonaadaan ninkan oo...
25/05/2024

Asc wr wb dhmn dad waynaha ku nool degmada awbarre shaqaale iyo shacab wxn ogaysiinayna in ay ka digtoonaadaan ninkan oo ku qadhaabsanaya magaca mustafe mahamuud ahmed gudoomiyaha degmada awbarre doonayana inuu dad wllo ah isku diro wxn leeenahay ciwaanka gudoomiyaha waan naqaana kuuna suuro gali mayso wxd raadinayso ilhy ka cabso oo aalhiradaada u tudho

08/05/2024

Ogaysiis Ogaysiis Ogysiis
Dhamaan shaqaalaha xafiisyada degmada waxaa la ogaysiinaya
1.in aan laga qabanayn qof kaligii document wata
2.waa in xafiiskasta marka uu soo dhamaystiro documentiga soo raaciya warqad ay ku qoranyihiin inta qof ee documentiga laga hayo oo saxeex iyo shaambad leh
3.waa inuu ku soo ridaa faylasha waawayn
Waad mahadsantihiin

03/05/2024

FG:XAFIIS WALBA DADKA KA MAQAN WAA INUU WARGALIYO SI AY DOCUMENTIGA UKEENAAN

03/05/2024

Dhamaan shaqaalaha xafiisyada degmada awbarre waxa la ogeysiinaya in qof walba documentigiisa oo dhamaystiran uu diyaarsado
Xafiis walba inta qof ee documentiyada uu ka qaaday waa inuu magacyadooda soo qoraa madaxafiiseedkuna saxeexo shaambada xafiiskana lagu dhufto sidaas loo soo gudbiyo xafiis walba documentigiisa oo dhamaystiran
Waad mahadsantihiin

Maanta oo ay tahaytahay 25/8/2016Waxaa soo dhamaatay qiimaynta shaqaalaha xafiisyada degmada awbarre qiimayntaas oo soco...
03/05/2024

Maanta oo ay tahaytahay 25/8/2016
Waxaa soo dhamaatay qiimaynta shaqaalaha xafiisyada degmada awbarre qiimayntaas oo socotay laba maalmood qiimayntaas oo ahayd mid qofka muraayad uu iska dhex arko ka dhigaysay groupkan sawiƕka kuwada jira waa xafiisyafa kala ah
Xafiiska adeega shacabka
Xafiiska waxbrshada
Xafiiska baarlamaanka
Xafiiska sportiga

Waxaa maanta oo jimce ah  11/8/2016 ka bilaabmay hoolka shirarka degmada awbarre qiimaynta shaqaalaha xafiisyada degmada...
19/04/2024

Waxaa maanta oo jimce ah 11/8/2016 ka bilaabmay hoolka shirarka degmada awbarre qiimaynta shaqaalaha xafiisyada degmada awbarre taas oo socon doonta labada maalmood ee soo socda lana filayo in natiijo la taaban karo ka soo baxdo

Waxay xafiiska biyaha ee dds soo gaadhsiiyeen degmada awbare gaar ahaan magalada lafa ciise 2mishiin oo waawayn oo casri...
18/04/2024

Waxay xafiiska biyaha ee dds soo gaadhsiiyeen degmada awbare gaar ahaan magalada lafa ciise 2mishiin oo waawayn oo casri ah kuwaas oo baahi wayn loo qabay wxn leenahay hdii aan nahay xfiiska adeega shacabka aad ayaad u mhdsntihiin cidkasta oo ka qayb qaadatay

18/04/2024

Pageka xafiiska adeega shacabka fadlan like iyo share hakala bakhaylin

Address

Awubere

Telephone

+251920831678

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xafiiska adeega shacabka $hor/cududa/sh/deg.awbarre posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share