Xafiiska Maamulka Deg. Gashamo

Xafiiska Maamulka Deg. Gashamo - Daacadnimo
- Isxilqaan
- Ka go'naansho

Xarunta Caafimaadka Degmada Garanugle.
20/10/2025

Xarunta Caafimaadka Degmada Garanugle.

Maanta 18/10/2025Waxaanu booqasho isugu jirta Kormeer iyo Taakulayn ku tagnay Xarunta Caafimaadka ee Maanyare Deg.Gasham...
18/10/2025

Maanta 18/10/2025

Waxaanu booqasho isugu jirta Kormeer iyo Taakulayn ku tagnay Xarunta Caafimaadka ee Maanyare Deg.Gashamo.

Xarunta Adeegyadeedu si fiican ayey u Shaqaynayaan Dhamaan. Sidoo kale waxaa xarumaha maanyare, Moholin iyo Garanuugle yaala Mishiinada magu ogaado Uurku jirta iyo Qalabo badan oo Casriya.

kormeerkaas iyo taakulayntaasi waxay noogu qabsoontay sidii ugu meeqaam saraysay.

Mahadsanidiin.

Address

Addis Ababa

Telephone

+251915084657

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xafiiska Maamulka Deg. Gashamo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share