Hon.Mohamed Mohamud Keynan

Hon.Mohamed Mohamud Keynan always be a honest and help other innocent people

Gobolka Libaan Taarikh 27/11/2018 waxaa saakay noo qabsoomay dhirbeeris Dhirbeeristas oo kamid ah qorshaha cagaarinta bi...
03/08/2026

Gobolka Libaan Taarikh 27/11/2018 waxaa saakay noo qabsoomay dhirbeeris
Dhirbeeristas oo kamid ah qorshaha cagaarinta bilcda iyo waxkabadalka deegankeena ayadoo dalka oo dhan loo asteeyey maalinta dhirbeerista dalka 27 hamle

"Geed beer oo raja beer"

"Geef beer oo dhaxal reeb"

Muwaadin xasuusnow in maalinta bari ah 27/11/2018 E.C oo  isniin ah dalkeena oo dhan lagabeeraya 800 Million geed adna m...
02/08/2026

Muwaadin xasuusnow in maalinta bari ah 27/11/2018 E.C oo isniin ah dalkeena oo dhan lagabeeraya 800 Million geed adna muwaadin kamid noqo muwaadiniinta bari dhirta beereysa kuna beer gurigaada iyo goobaha danta guudba

Inaad dhirbeerta waxaay lamid tahay inaad noolal iyo nadafdba qeeyb kanoqota

inna lilaahi wa inna ilayhi raajicuun Allah haunaxariista dhamaan Marxuumiinta maanta ku geeriyooday Shilka ka dhacay de...
19/07/2026

inna lilaahi wa inna ilayhi raajicuun

Allah haunaxariista dhamaan Marxuumiinta maanta ku geeriyooday Shilka ka dhacay
degmada qabri Bayax ee gobolka faafan Ehelka ,qaraabadii & shacabka soomaaliyed ee Dhacdadaan maanta ay saamaynta ku reebtay qalbiyadooda samir iyo imaan.

Inta dhaawaca ahna Rabi ha uboogadhaya oo caafimaad dagdag ah hasiiya

Mira dhalka hadafka siyaasadeed ee xisbiga barwaaqo oo bulshada dagmooyinka qaar ee gobolka libaan uhorseeday inaay kaqa...
19/07/2026

Mira dhalka hadafka siyaasadeed ee xisbiga barwaaqo oo bulshada dagmooyinka qaar ee gobolka libaan uhorseeday inaay kaqalinjabiyaan kutiirsanaanta deeqaha shasheeya kana faaideystay jihooyinka hogaamineed ee hadafka xisbiga barwaaqo

Waxaay beeri kusiisa bahda kumasiise aan barwaaqa gaarne bulshooy beerta beeraha

Balanteena waa in bulshadeen barwaaqo gaarsina.

28/05/2026

Inna lillahi wa inna ileyhi raajicuun Rabbi naxariisti jana hakawaraabiya walaalken mohamad osman kaalmoy (TUTu) ehelka iyo qaraabadana samir iyo imaan hakasiiya

Waay mahadsantahay caasimada 3aad ee deeganka somaalida Dollo-Addo sida quruxda badan ee kutaageren banaanbaxa doorashad...
14/05/2026

Waay mahadsantahay caasimada 3aad ee deeganka somaalida Dollo-Addo sida quruxda badan ee kutaageren banaanbaxa doorashada 7 ee kadhaceeysa wadanka

Waxsoosaarka dalag iyo daryeel ee dagmada Dheka-suftu
12/05/2026

Waxsoosaarka dalag iyo daryeel ee dagmada Dheka-suftu

30/03/2026

Qeylada iyo sawaxanka maalmahaan kajira baraha bulshada ee aay wadaan kooxdii dadqalatada ahaa ee, umul dooxayaashii baabiiyaya sharaftii diimeed, bani aadinimo, soomaalinimo maaha in bulshadii shalay bahdilka nocyadiisa kaladuwan loogeystay inaay ''umul iloow dhaw noqdaan" oo aay mujirimiintii shalay been abuurkooda maalin riyoodka ah dhagaha kawasaqeeyaan.

Dad qalatada Waxaay kudhax nafiseen una sahashay udhimrida Nidaamka jira oo usameeyay bulshadii shalay tacadiga loogeystay inaay mar 2aad dhagahood kumaqal jeel ciqaabeed, xabaal wadareed, umula dooxeed, kufsiwadareed.

Marnaba dhicimeeysa in tacadiyadii noocaas ahaa mar 2aad bulshadaani dhaxda ugasho hogaamin damiirkooda bani aadimo noolyahay oo kabadbaadisana waay horjoogta balse howshii shalay laga gaabiyay ee aheed in danbiilayaasha ciqaabti umada mariyeen inaay ayagana dhadhimiyaan ee layiri cashar hakabarteena cafisna Allah iyo umadii danbiga kagaleen haweeydiistaana haduu maanta sheydaan farta ugufiiqay inaay dhiiga shacabka markale mansab kugaarayaan xaasha,

Xanta hayaarate waa in uu xaalka isbadala.

Waxaa maanta 2rakacadood ee ciidilfidriga si nabad ah laga oogay dagmada filtu ee xarunta Gobolka liiban
20/03/2026

Waxaa maanta 2rakacadood ee ciidilfidriga si nabad ah laga oogay dagmada filtu ee xarunta Gobolka liiban

Address

Addis Ababa

Telephone

+251913338965

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hon.Mohamed Mohamud Keynan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category