17/09/2025
Tani waa nuqolkii ka soo baxay boqashadii resulwasaraha xamse iyo booqashadiisii airport Aden adee .
Maxaan ka baran karnaa haddii ishii 1aad ee dalka sidaa ay tahay
Airport tiga waa meelaha laga qiimeeyo dalkasta hanangiisa horumarkisa iyo maamulkisa