24/03/2022
Hoodaalayeey Hibow
Hogaan wacan baad tahoo
Dhamaan loo hanwaynyehee
Hambalyada naga gudion.
Haayadii wacnaydee
Hantidhowrka ereyada
Halabuurka hoygii
Hantida u ahaydbaa
Ku hanbalyaynaysaa.