Ahmed Ali Abas

Ahmed Ali Abas Ahmed Ali Abas is a Somalia senior and political business analyst who coverig the issues of politics in Europe and East Africa specially Somalia and Germany

20/10/2025 - Xukuumadda Jarmalka waxay hubinaysaa Mashruuc dhanka horumarinta biyaha magaalada Hargeysa ah.Bankiga KfW E...
20/10/2025

20/10/2025 - Xukuumadda Jarmalka waxay hubinaysaa Mashruuc dhanka horumarinta biyaha magaalada Hargeysa ah.

Bankiga KfW Entwicklungsbank ee Jarmalka waxaa la filayaa inuu magaalada Hargeysa ku maalgeliyo lacag 18 milyan oo Yuuro ah, oo lagu hormarinayo dhanka biyaha.

Mashruucan horumarinta ah waxaa la qorsheeyay inuu socdo 2026 illaa iyo 2031.

Mashruuca waxaa maamulaya Wakaaladda Biyaha ee magaalada Hargeysa.

Lacagta 18-ka milyan ee Yuuro ah inay ka siyaadiyaanna waa suura gal, sida ay sheegeen.

Rabbi haka soo fududeeyo
Mashruuc waxtar lehna haka dhigo.

Subax wanaagsan ✍️- Ahmed Kadiye

20/10/2025

Naxarista Dumarka waa Awoda
bili adan nimada

11/10/2025
[Wanted] Yaasin Abdilaahi Mahamed (Sidaas ayay magaciisa u qoreen), waa Soomaali 39 sano jir ah. Waxay kusoo eedeeyeen i...
11/10/2025

[Wanted] Yaasin Abdilaahi Mahamed (Sidaas ayay magaciisa u qoreen), waa Soomaali 39 sano jir ah. Waxay kusoo eedeeyeen inuu shalay Jimcadii 10-ka Oktober guri ku yaalla magaalada Bad Salzuflen ee gobolka Nordrhein-Westfalen mindi si xun oo halis ah ugu dhaawacay nin ay is yaqaaneen oo 37 sano jir ah.

Shalay galabtii 16:10 ayay booliiska iyo ambalaasta u tageen ninka la dhaawacay oo xaalad nololeed oo halis ah ku jiro, nasiib wanaag waxaa suura gashay in la badbaadiyo.

Eedeysane Yaasiin wuu baxsaday oo illaa iyo hadda waa la la' yahay ayay dheheen, sidaa daraadeed ayay sawiradiisa warbaahinta ugu faafiyeen, una raadinayaan.

Subax wanaagsan - Ahmed Kadiye

11/10/2025

Sirta noloshu ma'aha in aad samayso Waxa aad jeceshay, balse waa in aad Jeceshay Waxa aad qabanayso.– Qaraabada iyo ehel...
24/09/2022

Sirta noloshu ma'aha in aad samayso Waxa aad jeceshay, balse waa in aad Jeceshay Waxa aad qabanayso.
– Qaraabada iyo ehelka cunto iyo cabbitaan la wadaag, laakiin abidkaa shaqo ha la wadaagin.
– Karaamada iyo weynida qofka waxa lagu qiyaasaa illaa xadka uu diyaar u yahay in uu u naxariisto kuwa xaqqiisa qaladka ka gala.

WAA IDIN SALAMEY DHAMAN BESHA SHAREEY ILKO YAR
12/07/2022

WAA IDIN SALAMEY DHAMAN BESHA SHAREEY ILKO YAR

Xaqiiqoyin ku saabsan dhig la aanta iyo Qudarta ugu fiican ee jirka uu u bahan yahay in loo cuno
15/06/2022

Xaqiiqoyin ku saabsan dhig la aanta iyo Qudarta ugu fiican ee jirka uu u bahan yahay in loo cuno

Dhalinta Somalia waxaan kula dar darmaa inay ogadaan cadow gooda hada jira
13/06/2022

Dhalinta Somalia waxaan kula dar darmaa inay ogadaan cadow gooda hada jira

10/01/2022

Fllow me back and share

Adresse

Weißenfels

Telefon

+4917664656231

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Ahmed Ali Abas erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Die Organisation Kontaktieren

Nachricht an Ahmed Ali Abas senden:

Teilen