Sadaq Ahmed Samatalis

Sadaq Ahmed Samatalis Kontaktinformationen, Karte und Wegbeschreibungen, Kontaktformulare, Öffnungszeiten, Dienstleistungen, Bewertungen, Fotos, Videos und Ankündigungen von Sadaq Ahmed Samatalis, Gewählte(r) Vertreter(in), Frankfurt.

Hambalyo Walaal Garsoore Omar Abdulkadir Artan oo ku guulaystay Garsooraha ugu wanaagsan Qaarada Afrika. Wasaaradda Dhal...
19/11/2025

Hambalyo Walaal Garsoore Omar Abdulkadir Artan oo ku guulaystay Garsooraha ugu wanaagsan Qaarada Afrika.

Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga JFS, bahda Ciyaaraha Dalkeena iyo guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed waxaad u soo hoyisay guul iyo magac wayn.

Dadaalkaaga halkaas ka sii wad, Dadka iyo Dowladda Soomaaliyeed na way ku garab taagan yihiin.

Ciidul caafiya
10/04/2024

Ciidul caafiya

With brothers
06/05/2023

With brothers

Rag is waraystay
16/01/2023

Rag is waraystay

Aan ka wada shaqayno mustaqbal wanaagsan, qurux badan, oo u wada wanaagsan qof waliba oo jinsiga Somaliga ku abtirsada s...
10/08/2022

Aan ka wada shaqayno mustaqbal wanaagsan, qurux badan, oo u wada wanaagsan qof waliba oo jinsiga Somaliga ku abtirsada si aan ugu wada faano

07/05/2022

Video gan wuu iga qosliyay in badan. Waxaan ka baqayaa in Maalinka Doorashada Madaxweynaha 15 May sidan ka dhacdo 😂😂😂😂😂😂😂.

Marxaladaha Doorashada Soomaaliya.1. Kooxddaan waa furan tahay ee ku or’ orod - Aqalka Sare, 2. Daf miriq - Golaha Shaca...
17/01/2022

Marxaladaha Doorashada Soomaaliya.

1. Kooxddaan waa furan tahay ee ku or’ orod - Aqalka Sare,
2. Daf miriq - Golaha Shacabka sheekada ka socoto
3. Dhiibe dhaqaaq - Golaha Shacabka shekada taala
4. Ifcal maashi’ta - Tartanka Kursiga Madaxweynaha

Marxaladaha 1 iyo 2 waa la soo dhaafay, hadda 3 ayaa la isla maraa ee kooxdii lagu or’ ordo Baaquli Boy haloo geeyo 😂😂😂😂.

Adresse

Frankfurt
60311

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Sadaq Ahmed Samatalis erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Die Organisation Kontaktieren

Nachricht an Sadaq Ahmed Samatalis senden:

Teilen