Jaliyada galmudug ee jermany

Jaliyada galmudug ee jermany Kontaktinformationen, Karte und Wegbeschreibungen, Kontaktformulare, Öffnungszeiten, Dienstleistungen, Bewertungen, Fotos, Videos und Ankündigungen von Jaliyada galmudug ee jermany, Regierungsinstitution, Frankfurt.

Abdisamad Aweis Sheikh Waxaan halkan ku caddeynayaa si rasmi ah in Abdisamad Aweis Sheikh uu yahay shaqsi aan ku bartay ...
29/11/2025

Abdisamad Aweis Sheikh

Waxaan halkan ku caddeynayaa si rasmi ah in Abdisamad Aweis Sheikh uu yahay shaqsi aan ku bartay dalka Kenya. Intii aan aqaanay, Abdisamad wuxuu leeyahay himilo sare iyo ujeeddooyin cad oo ku wajahan horumarinta bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan ganacsatada iyo aqoonyahannada.
Abdisamad waa nin ku dhiirran horumarinta qaranka, wuxuuna aaminsan yahay in isbeddel dhab ah oo wanaagsan lagu gaari karo dadaal iyo midnimo. Sidoo kale, wuxuu diyaar u yahay inuu kaalin muuqata ka qaato horumarinta iyo dib u dhiska ummadda Soomaaliyeed.
MB Hassan

16/12/2024
Anagoo ka tirsan Jaaliyadda Galmudug ee ku nool dalka Germany, waxaan kuu soo diraynaa salaan sharaf leh, boggaadin diir...
16/12/2024

Anagoo ka tirsan Jaaliyadda Galmudug ee ku nool dalka Germany, waxaan kuu soo diraynaa salaan sharaf leh, boggaadin diirran, iyo hambalyo kal iyo laab ah oo ku saabsan magacaabistaada xilka cusub. Xilka aad loo igmaday waa markhaati cad oo muujinaya hufnaantaada, kartidaada, iyo hoggaamintaada ku dayashada mudan.

Mudane Saadaq, shaqadaada adag, daacadnimadaada, iyo geesinimadaada ayaa ku kasbatay kalsoonida ummadda iyo mas’uuliyiinta dalka. Waxaan rajaynaynaa inaad xilkan cusub ku fuliso aragti cad, hufnaan, iyo hal-adayg, si aad u sii adkayso amniga, nabadda, iyo horumarka dalka.

Jaaliyadda Galmudug ee Germany waxay mar walba garab kuu tahay, waxayna kugu bogaadineysaa inaad sii waddo dadaalkaaga loogu adeegayo dalka iyo dadka Soomaaliyeed. Waxaan kuu rajaynaynaa caafimaad, ciso, iyo guulo waaweyn oo mustaqbalka kuu horseeda.

Hambalyo! Hambalyo! Hambalyo!

Waxaanu kuugu hanweynahay, waxaana kuu rajaynaynaa guul iyo sharaf joogto ah.

Mahadsanid,
Guddoomiyaha Jaaliyadda Galmudug ee Germany
Hassan Farah Said

08/10/2024
18/08/2024

hambalyo Jaliyada galmudug ee jermany

Adresse

Frankfurt

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Jaliyada galmudug ee jermany erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Teilen