07/09/2026
ππππππππ ππππππ ππ
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Berlin-Jarmalka waxay ka raalli-gelinaysaa muwaadiniintii safaaradda u yimid codsiyada baasaboorka cilladdii farsamo ee maanta ku timid nidaamka codsiga Aqoonsiga Qaranka ee NIRA.
Sidoo kale, Safaaraddu waxay bulshada la socodsiinaysaa in πππ₯ππππππ, ππ.ππ.ππππ, aan la qaban doonin codsiyada baasaboorka iyo NIRA sababo la xiriira cilladda farsamo.
Safaaraddu waxay dib u bilaabi doontaa qabashada codsiyada baasaboorka maalinta ππ«ππππππ ππ ππ.ππ.ππππ.
π
π’π’π«π¨ ππππ« ππ‘: Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Jarmalka waxay mar labaad ku wargelinaysaa dhammaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool Jarmalka ee doonaya inay codsadaan Baasaboor iyo Kaarka Aqoonsiga Qaranka (ππππ) in ay soo qabsadan ballan qaab Onlayn ah (Online Appointment).
https://somaliembassyberlin.com/
Mahadsanadiin
Embassy of the Federal Republic of Somalia Berlin - Germany