Osman Bule

Osman Bule ♥️Official Account♥️
Kusoo dhawaada gacmo furun iyo qalbi safi ah wuu idiin furan yahay page kan

05/04/2024
My Dream House 🍀🍀
05/04/2024

My Dream House 🍀🍀

“Dalka weli wuxuu ku jiraa Chapter 7, haddii aan annaga is qaban weyno, waxaa qasab ah in beesha caalamka garba-duub noo...
13/03/2024

“Dalka weli wuxuu ku jiraa Chapter 7, haddii aan annaga is qaban weyno, waxaa qasab ah in beesha caalamka garba-duub noo qabato waa haddii dan nagala leeyahay, haddii aan dan nagala laheyn oo nala sii daayo, dee qof walba tuuladiisa iyo xoolihiisa ayuu iska raacanayaa, Qaranimadana uu halkaas ayay nooga burbureysaa”

Maxamed Cabdilaahi Farmaajo

09/03/2024

Follow to follow let's go

KAFTAN 😂 Noo wac Gabar sawirkaan camal ine wiilasha u dirto u raacsiin Jirtay qoraal ah ii Xafid Abowe🤭Maxaa la xafidaa ...
27/02/2024

KAFTAN 😂

Noo wac Gabar sawirkaan camal ine wiilasha u dirto u raacsiin Jirtay qoraal ah ii Xafid Abowe🤭

Maxaa la xafidaa oo Loo Jeedaa Horta 😂

Iskaabulo quruxda guurka waataas 😍 ♥.Kuwa aan ogahay soonki 30aad ayeey iskaabulanimo ku soomayaan, afuurki iyo suxuurta...
25/02/2024

Iskaabulo quruxda guurka waataas 😍 ♥.

Kuwa aan ogahay soonki 30aad ayeey iskaabulanimo ku soomayaan, afuurki iyo suxuurta cidaha dul saar ku yihiin, saqda dexe ayu bac cuntadi suxuurta kuwata 😂

Nin baa reer u martiyey waxa uuna guriga kula kulmey gabadh markaa Ayuu ku iri guriga rag ma joogaa?Waxa ay ku tiri “haa...
25/02/2024

Nin baa reer u martiyey waxa uuna guriga kula kulmey gabadh markaa Ayuu ku iri guriga rag ma joogaa?
Waxa ay ku tiri “haa!, waase hurdaa!”
Waxa uu ku yiri “ii soo kici”
Waxa ay ku jawaabtey “ma kicin karo”
Waxa uu ku yiri “oo sabab?”
Waxa ayna ugu jawaabtey

Gabadhii: “Tii hooyaday dhashay baa dhashay, Aabbihiisna waa i qabaa”.

Su;aashu waxa ay tahey maxey isku yihiin Ninka jiifa iyo gabadha diidey Inay soo kiciso? MAHAD SANIDIIN !

Tiisa daryela tukale dar yeelo
25/02/2024

Tiisa daryela tukale dar yeelo

DEG DEG: Dowladda Soomaaliya ayaa markale fashilisay isku day uu Abiye Ahmed ku doonayay in uu diyaarad ku yimaado magaa...
11/02/2024

DEG DEG: Dowladda Soomaaliya ayaa markale fashilisay isku day uu Abiye Ahmed ku doonayay in uu diyaarad ku yimaado magaalada Hargeysa si uu halkaas ugu sameeyo bandhig uu dadkiisa ku qancinaayo, maadama culeysyo badan heystaan, Jabhadana ku kaceen.

Dowladda Soomaaliya ayaa saakay heegan galisay howlwadeenna Hay'adda Duulista Rayidka, kuwaas oo hawada ku celinaya diyaarad walba oo kasoo kaxdo Ethiopia, iskuna dayda in ay ka dagto dhulka Waqooyi ee dalka.

Wararka laga helayo Hargeysa ayaa sheegaya in Abiye quus ka taagganyahay in uu diyaarad ku tago halkaas, balse laga yaabo in uu midkood sameeyo, waa in uu lug kusoo galo iyo in uu isku soo biimeeyo diyaarad ciidan, si uu sawirro ugu galo Hargeysa, shacabkiisana uga farxiyo, maadama uu galiyay rajo beenaad ah in ay bad heleen.

Isku dayga Abiye ee saakay ayaa kusoo aadaya xilli maanta uu Muqdisho kusoo wajahanyahay Madaxweynaha dalka Masar Abdel Fattah El-Sisi, kaas oo booqasho rasmi ah oo aan dhuumasho aheyn ku imaanaya Soomaaliya.

11/02/2024

Gurigii ma joogtaa xabiibi, Maanta sidee jawigu kuu yahay macaan ila soo hadal, la'aanntaa nolashu qadhaadh wallaahi, iwm. Balaa balaa Ku dara dee.

Wixiiba way iska dhammeeyeen tolow hadhaw maxaa u nafa. Anigu weedhahan saqajaannimo qaan-gaadhay baan u arkaa.

Jaallayaal

Adresse

Berlin

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Osman Bule erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Teilen