Tababaraha nolosha Maxamuud Bide

Tababaraha nolosha Maxamuud Bide # waxad haysatid ku qanac #

17/11/2019
13/11/2017

Mararka Qaar Farxad aad ka waysay kuwa guriga kula joogo ayaad ka heshaa Qof Qaarad kale kaa jooga.
Markaad la hadleyso waad faraxdaa waxaadna ilowdaa wixi dhib kugu dhacay maalintaas.
Qeybta ugu sareyso ee Qalbigaaga ayuu,dagay xittaa adigoonan ogayn.

Jaceylka indho Malahan balse Qalbi wax dareema ayuu Leeyahay.
13/11/2017

Jaceylka indho Malahan balse Qalbi wax dareema ayuu Leeyahay.

Waxaan is leeyahay haddii guurka saldhig looga dhigo arrimaha soo socda wax wayn baa hagaagilahaa:1) In la garto in guur...
25/07/2017

Waxaan is leeyahay haddii guurka saldhig looga dhigo arrimaha soo socda wax wayn baa hagaagilahaa:
1) In la garto in guurku cibaado yahay 2) In laysku doorto quruxda aan duugoobin oo ah diin iyo akhlaaq wanaagsan siduu ina faray Nabigeennu CSS 3) In lagu dhiso reerka daacadnimo iyo kalsooni buuxda, lagana fogeeyo khayaano iyo been 4) In la garto in xuquuqdu ka dhalato gudashada waajibaadka 5) In laga ilaaliyo reerka amar ku taaglayn iyo anaa iri ,oo la wada tashado, lays qadariyo, laysu samro lagana dheerado ficiltan iyo isu fiirsasho.

Hamigu hadaf guud ha lahaado.
27/02/2017

Hamigu hadaf guud ha lahaado.

Adresse

Maxamuud
Geneva
HIBO

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Tababaraha nolosha Maxamuud Bide erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Teilen

Kategorie