Somalida Qurbaha

Somalida Qurbaha -Qurbaha waa bog aad ka heli karto dhammaan xogaha iyo wixii ku saabsan Qurbajoogta ..

01/18/2024
01/18/2024

Xulka Morocco ayaa 3-0 ugu awood sheegtay dhiggooda Tanzania...

12/31/2023

Canada🇨🇦 ayaa ah dalka ugu weyn ee qaxootiga adduunka siiya ahmiyadda 1AAD.

11/10/2023

Warbixin: | NOLOSHA | IRELAND🇮🇪

Somalida Qurbaha

08/01/2023

Waxan waa dhaqan aay madaxdu qaar caadeysteen si'aay lacago uga sameeyaan,

Fadlan Gaarsii saaxiibadaa Mahadsanid..

07/31/2023

DEGDEG: Shacabweyne Soomaaliyeed oo kunool Mareykanka oo si- cara leh banaanbax ugu muujiyay dareenkooda ku aaddan xasuuqii dhalinyaradii ciidamada Qaranka qeybtooda 14_october ee dhawaan ka dhacay xarunta Jaalle Siyaad ee Muqdisho,

Xasuuqaasoo la' aaminsanayahay in madax kamid ah dowladda aay maleegeen..

Gaarsii Walaalahaa....

07/02/2023

Soomaalida Canada Ayaa Sidoo Kale U Dabaal Dagay Xuska Koowda Luuliyo Oo Ku beegan Maalintii La-saaray Calan Soomaaliyeed, Sidoo kalena waxaa intaa u dheeraa Xuska Maalinta Canada....

Xuquuqda Voa-somali

06/28/2023

Dadkeenna Qaarkood Ayaa Si- qaldan u adeegsada Baraha Bulshada Casriga Ah,

01-07-2023 It coincides with the commemoration of Somali and Canada Day.Somali Canadian festival day, Dixon Park Time 2:...
06/23/2023

01-07-2023 It coincides with the commemoration of Somali and Canada Day.
Somali Canadian festival day, Dixon Park Time 2:00PM - 9:00PM....

Address

West Edmonton, AB
T7R5K8

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somalida Qurbaha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Somalida Qurbaha:

Share

Category