Difaaca Qaranka JSL

Difaaca Qaranka JSL Kusoo dhawaada Page ka Difaaca Qaranka JSL. Hadaad ka heshay muuqalada aan soo gudbino. Fadlan nagu soo biir,biiridaadu waa noo dhiiri galine.

09/03/2026

Jiida h**e ee Gobolka Sanaag.

09/03/2026

Taliyaha Ciidanka Qaranka Sareeye Guuto Nimcaan Yuusuf Gaaxnuug, oo uu weheliyo Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Maxamed Yuusuf Cali, oo maalmihii u dambeeyey safar ku marayey Gobollada Bariga Somaliland, ayaa maanta kormeer ay ugu kuur galayaan xaaladda Ciidanka Qaranka ku tegay jiiddaha h**e ee Gobolka Sanaag ee Jamhuuriyadda Somaliland

09/02/2026

Wefti ay hogaamiyaan Taliyaha Ciidanka Qaranka JSL,Wasiirka Gaashaandhiga, Taliyaha Aaga Bari iyo Abaanduulaha 1aad ee Ciidanka Qaranka JSL oo kormeeray ciidanka Qaranka ee ku sugan jiida h**e Qorilugud.

09/01/2026

G.T Hilaac

08/30/2026

Ciidanka Gaarka ah

08/29/2026

Gamadiid Commando.

08/24/2026

Shaqo habeenimo

08/05/2026

Halista Commando.
Wiilasha Aan gabashada Aqoon. 🫡🫡

08/05/2026

Ceerigaabo Guuto 1aaad

Address

Toronto, ON

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Difaaca Qaranka JSL posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category