Office of the Deputy Minister of Finance l Somalia

  • Home
  • Office of the Deputy Minister of Finance l Somalia

Office of the Deputy Minister of Finance l Somalia Waxaan si joogto ah ugu hawlanahay dib-u-habaynta maaliyadda, maareynta kharashyada, iyo dhiirrigelinta kororka dhaqaalaha ee dalka.

Waa Bogga rasmiga ah ee Xafiiska Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda 🇸🇴Soomaaliya.
———
The official page of the Office of the Deputy Minister of Finance — Somalia. Xafiiska Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda ee Soomaaliya waxaa ka go'an inuu kaalin muhiim ah ka qaato kormeerka iyo horumarinta siyaasadaha miisaaniyada, nidaamyada dakhliga qaranka iyo habraacyada maaliyadeed. Xaf

iiskan wuxuu sidoo kale ka shaqeeyaa sidii loo abuuri lahaa nidaam maaliyadeed oo waara, hufan, oo cadaalad ah si loo gaaro horumar waara iyo adeegyo maaliyadeed oo ka turjumaya baahida bulshada Soomaaliyeed.

Address

Shangani

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Office of the Deputy Minister of Finance l Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your organization to be the top-listed Government Service?

Share