Abudwak Public Library

  • Home
  • Abudwak Public Library

Abudwak Public Library Page kaani waxaa iska leh Maktabadda Guud ee Dagmada Caabudwaaq waxaadna kala socon doontaa ilaha h

إنالله وإناإليه راجعون Rabbi haa u naxariisto Dr : Maxamed Daahir Afrax  Guddoomiyihii Akadeemiyada Urur Gobaleedka Af-s...
09/10/2021

إنالله وإناإليه راجعون

Rabbi haa u naxariisto Dr : Maxamed Daahir Afrax Guddoomiyihii Akadeemiyada Urur Gobaleedka Af-soomaaliga.

Dhammaan bahda Maktabadda Guud ee Degmada Caabudwaaq waxay tacsi tiiranyo leh u diraysaa eheladii iyo qarabadii Dr: Afrax, Sidoo kale waxay uga tacsiyeeynayaan bahweynta Qoraayasha Soomaaliyeed iyo bulshada Soomaaliyeed geeri ku timid Marxuumka.

Marxuum Afrax waxa uu kaalin weyn ka soo qaatay hormarinta Afkeenna hooyo , iyo dhaqankeenna suuban .

Waxa uu ahaa qoraa weyn oo magac iyo miisaan ku lahaa bulshada Soomaaliyeed .

Rabbi ha u naxariisto .

Mudane Cabdi Cabdullaahi  oo Kamid ah dhallinyarada jigjiga waxkabarata  ayaa 60 buug ugu deeqay maktabadda guud ee Caab...
14/03/2021

Mudane Cabdi Cabdullaahi oo Kamid ah dhallinyarada jigjiga waxkabarata ayaa 60 buug ugu deeqay maktabadda guud ee Caabudwaaq.

Buugaagtaan oo ay iska soo aruursheen ardayda waxkabarata Jaamacadaha kuyaala jigjiga ee DDS galbeed.

Maamulka iyo masuuliyiinta maktabadda ayaa uga mahad mahadceliyay Cabdi Cabdullaahi iyo dhamaan cidkasta oo ka qayb qaadatay aruurinta buuggaagta Maktabadda guud ee Caabudwaaq.

.

Akhristayaasha Maktabadda Guud ee  .
08/02/2021

Akhristayaasha Maktabadda Guud ee .

02/01/2021

kastaa waxaa xadaaradeedu iyo ilbax nimmadeedu gaartaa inta cilmigeedu yahay, Akhriska iyo Qoraalku waa furaha hormarka iyo guusha.

Koritaanka maskaxada iyo Hab-fikir tolmoon waxaa ka qayb qaata akhriska iyo qoraalka, Markastaa ahoow ruux kuxiran Maktabadaha iyo goobaha Cilmiga lagu barto.

Safar dheer kadib daawo guulihii lagaaray sanadkii tagay 2⃣0⃣2⃣0⃣ iyo
.

Allaah ayaa mahad dhamaanteed iska leh oo noo suuryto galliyay inan halkaan soo gaarno sidookale waxaa u mahad cellinaynaah dhamaan cidkasta oo gacan ka gaysatay.

la'aan waa la'aan ogaada.

& dheh.

30/12/2020

"Jahliga ka wahesho Buugga iyo Qalinka"

Inta badan biyahaan cabnaa si aan ugu haraad baxno, waxaan wax cunaa saddexda wakhti si aan u gaajo gooyno, waxaan ka fikirnaah koritaanka jirka balse k**a fikirno Kobcinta Garaadka iyo Maskaxda.

"Akhristaha maanta waa hoggaamiyaha Birri"
"Qalinku waa awood qarsoon oo adan ogayn"

16/11/2020
Samiir Jaamac Maxamed oo kamid ah Ardayda dhigata Iskuulka Shire Jaamac Axmed ayaa noqday Akhristaha kalinta Shanaad u g...
23/09/2020

Samiir Jaamac Maxamed oo kamid ah Ardayda dhigata Iskuulka Shire Jaamac Axmed ayaa noqday Akhristaha kalinta Shanaad u galay Akhristayaasha Maktabadda Guud ee Caabudwaaq Agoosto 2020.

Cabdiwali Maxamuud Cumar oo kamid ah Ardayda dhigata Iskuulka Shire Jaamac Axmed ayaa noqday Akhristaha Kaalinta Afaraad...
22/09/2020

Cabdiwali Maxamuud Cumar oo kamid ah Ardayda dhigata Iskuulka Shire Jaamac Axmed ayaa noqday Akhristaha Kaalinta Afaraad u galay Akhristayaasha Maktabadda Guud ee Agoosto 2020.

Guuleed Cabdi Jaamac oo kamid ah Ardayda dhigata Iskuulka Shire Jaamac Axmed ayaa noqday Akhristaha Kaalinta Saddexaad u...
22/09/2020

Guuleed Cabdi Jaamac oo kamid ah Ardayda dhigata Iskuulka Shire Jaamac Axmed ayaa noqday Akhristaha Kaalinta Saddexaad u galay Akhristayaasha Maktabadda Guud ee Agoosto 2020.

Sakariye Xuseen Xaaji oo kamid ah Ardayda dhigata Iskuulka Shire Jaamac Axmed ayaa noqday Akhristaha kalinta labaad u ga...
22/09/2020

Sakariye Xuseen Xaaji oo kamid ah Ardayda dhigata Iskuulka Shire Jaamac Axmed ayaa noqday Akhristaha kalinta labaad u galay Akhristayaasha Maktabadda Guud ee Agoosto 2020.

Cawaale Xaashi Maxamed oo kamid ah Ardayda Jaamacada Ummadda Soomaaliyeed Faraca Galmudug ayaa noqday Akhristaha Kaalint...
21/09/2020

Cawaale Xaashi Maxamed oo kamid ah Ardayda Jaamacada Ummadda Soomaaliyeed Faraca Galmudug ayaa noqday Akhristaha Kaalinta Koobaad u galay Akhristayaasha Maktabadda Guud ee Caabudwaaq 2020.


.

Address


2526

Telephone

+252614073737

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abudwak Public Library posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Abudwak Public Library:

  • Want your organization to be the top-listed Government Service?

Share