General Eng Axmed Tareedisho

General Eng Axmed Tareedisho Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from General Eng Axmed Tareedisho, Mogadishu.

21/04/2026

Rabi ayaa mahad iyo shukri dhamaantii u sugnaatay ilaahoow noo kaalmee muslimiinta dhamaantood adduun iyo aakhiro

HambalyoGuud ahaan ciidanka xoogga dalka soomaaliyeedsanadguuro wacan waxaan ugu hambalyeeynayaa ciidankeeyga X.D.S.Oo 6...
12/04/2026

Hambalyo
Guud ahaan ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed
sanadguuro wacan waxaan ugu hambalyeeynayaa ciidankeeyga X.D.S.
Oo 66 sano jirsaday sanadkaan oo ah 12 abril 2026
Maanta oo kale oo ku beegan aasaaskii C.X.D.S. ee12 abriil 1960kii

Hambalyo hambalyo hambalyo
Guuleeysta C.X.D.Soomaaliyeed
Sanadkaan sanadkiisa guul barwaaqo iyo baraare alaha nagu gaarsiiyo iyo guud ahaan dalkoo nabad iyo baraare noo ah insha.allah

01/04/2026

Naxariista ale
kuwa samaha sameeyeey u dhawdahay

Rabi ayaa qur'aankiisa ku yiri

Alxamdullilaah ilaah baa mahad dhammaanteed iska lehNabad iigu soo celiyay dalkii gaar ahaan magaalada muqdishoIlaahoow ...
23/03/2026

Alxamdullilaah

ilaah baa mahad dhammaanteed iska leh
Nabad iigu soo celiyay dalkii gaar ahaan magaalada muqdisho

Ilaahoow cibaadada naga aqbal guud ahaan muslimiinta

Ciid wanaagsan guud ahaan ummada muslimiinta ah gaar ahaan ummada soomaaliyeed sidoo kale ciid wanaagsan guud ahaan ciid...
19/03/2026

Ciid wanaagsan guud ahaan ummada muslimiinta ah gaar ahaan ummada soomaaliyeed sidoo kale ciid wanaagsan guud ahaan ciidamada qalabka sida ee soomaaliyeed gaar ahaan ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed.
Ilaaheey hanaga aqbalo acmaashaan soo gudanay soonki iyo salaadi cibaadadi guud ahaan ilaahoow noo aqbal yaa rabi

Ciidaan ciideeda ilaaheey hanagu gaarsiiyo nabad caafimaad barwaaqo iyo cibaado suuban aamiin

19/03/2026
26/02/2026

ASC.GUUD AHAAN UMADA SOOMAALIYEED ILAAHEEY HA NAGA AQBALO ACMAASHA IYO CIBAADADA AAN GUDANEEYNO BISHA BARAKEEYSAN EE RAMADAAN AAMIIN.

WAXAAN SOO JEEDINAYAA CODSI ANIGOO KU SUGAN BEEYDKA SHARAFTA BADAN EE ILAAHEEY EE MAGAALADA QEEYRKA BADAN EE MAKA AL MUKARAMA.

CODSIGEEYGA GUUD AHAAN C.Q.SIDA AYUU KU SOCDAA WAXAAN KA CODSANAYAA WASIIRKA GASHAANDHIGA TALIYAYAASHA C.Q.SIDA EE SOOMAALIYEED IYO GUUD AHAAN CIIDAMADA SHARAFTA BADAN EE SOOMAALIYEED IN.LOO ISTAAGO TAAKULEEYNTA DADKEENA SOOMAALIYEED EE ABAARTU KU DHUFATAY .

CIIDAMADA SHARAFTA BADAN WAXAAN KA CODSANAYAA IN AY MUSHAARKOODA WAX QOONDA AH KA JARAAN UNA HIBEEYAAN DADKOODA DHIBAATEEYSAN ILAAHEEY DARTIIS
MADAXDANA WAXAAN KA CODSANAYAAN IN AY TAAS NAGU HOGAAMIYAAN IYAGOO QOONDO KA GO'I KARTA QOF KASTA OO KA MID AH C.Q.SIDA IYADOO LA WAAFAJINAAYO HEERKA KALA SAREEYNTA DARAJO

TUSAALE ASGARIGA HADUU 5 DOOLAR JARO AJIRNA WUU KA HELAY WALAALADIISNA WUU QUUDIYAY QOOYSKIISANA WAX BAA U SOO HARAY
SIDA LOO KALA SAREEYANA QOONDADA LOOGU KALA BADIYO.
FADLAN HOGAAMINTA NOO HAGAAJIYA ANAGU WAXBA MA DIIDANINE

WAXAAN GUUD AHAAN MADAX.. SARAAKIIL HEERARKEEDA KALA DUWAN ...SARAAKIIL XIGEEN... ALIFLEEY IYO DABLEEY KA CODSANAYAA IN LEEYLA QAADO CODSIGAAS SI DADKEENA AAN U KAALMEEYNO INSHA.ALLAH

ILAAHOOW NOO GARGAAR UMADA SOOMAALI OO DHAN
ILAAHOOW ABAARTA NAGA DULQAAD FADLIGA BISHA BARAKEEYSAN EE RAMADAAN

CULUMAA'UDIINKA SOOMAALIYEED WAXAAN KA CODSANAYAA IN AY U KACAAN DADKOODA WACYI GELIN IYO CODSINA SAMEEYAAN INSHA.ALLAH

Soomaaliya guul insha.allah

Ilaaheey ayay mahad dhammaanteed u sugnaatayRabigeeyga raxmaanka ah ee ii fududeeyay ina haleeshiiyay in aan booqdo qabr...
22/02/2026

Ilaaheey ayay mahad dhammaanteed u sugnaatay

Rabigeeyga raxmaanka ah ee ii fududeeyay ina haleeshiiyay in aan booqdo qabriga nabigeena muxamed scw ayaa mahad dhammaanteed u sugnaatay
ilaahoow adiga ayaa weeyn oo waaxid ah yaa maalikulmulki yaa duljalaalu wal ikraam yaa nuuru yaa raxmaan

Alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar

20/02/2026

Asc

Soomaaliya ilaahoow guulee aamiin.

dalku doorasho ayuu ku jiraa qof iyo cod muqdisho si habsami leh ayay uga dhacday maamuladana hada ayaa loo gudbay waana la dhameeystiridoonaa insha.allah.

Horumar wanaagsan ayaan u rajeeyneeynaa dalkeena mar dhaw,
soomaaliya guul insha.allah.

Dadkiina dhinac ka raaca waana in loo istaagaa sidi loo caawin lahaa dadka soomaaliyeed ee abaaruhu hala keeyeen.

Xaqiiqatan anigu cid aan si gaar ah u taageeraayo ma jirto
weligeeyna ma mucaaradin kamana hor imaan doowladnimada
Waana cad igu abuuran oo wadaniyadeed waxaana weligeey rajeeyaa oo aan taageeraa horumarka dalkeeyga iyo dadkeeyga

ilaaheey ayaan taladeeyda u dhiibtaa muruqeeyga iyo kartideeyda iyo wadaniyadeeydana waan aaminsanahay.

Soomaaliya guul iyo horumar ilaaheey idinkii insha.allah

Soomaaliyeey hala duceeysto hana leeysu gargaaro si ale noogu gargaaro dhammaanteen

Ramadaan mubaarak

Ramadaan mubaarakInsha allah saakay safar ayaan ahaySafar salaama insha.allah
20/02/2026

Ramadaan mubaarak

Insha allah saakay safar ayaan ahay
Safar salaama insha.allah

ASCWAXAAN UMMADA MUSLIMIINTA GUUD AHAAN UGU HAMBALYEEYNAYAA DHALASHADA AMA BILASHADA BISHA BARAKEEYSAN EE RAMADAAN GUUD ...
17/02/2026

ASC

WAXAAN UMMADA MUSLIMIINTA GUUD AHAAN UGU HAMBALYEEYNAYAA DHALASHADA AMA BILASHADA BISHA BARAKEEYSAN EE RAMADAAN

GUUD AHAAN MUSLIMIINTA WAXAAN LEEYAHAY RAMADAAN MUBAARAK
GAAR AHAAN UMMADA SOOMAALIYEED
RAMADAAN MUBAARAK

Address

Mogadishu

Telephone

+252682096592

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when General Eng Axmed Tareedisho posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to General Eng Axmed Tareedisho:

Share