Cabdixakiim Warancadde

Cabdixakiim Warancadde Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Cabdixakiim Warancadde, Burco.

21/04/2025

Madasha Xuska iyo Abaal-marinta "Khayr-wadaag" oo ay soo agaasintay hay’adda Somaliland Inclusive Care Organization ee loo soo gaabiyo {SOICO}.

Kalkani waxa uu ahaa sanadkii tagey oo aan qayb kamida hayaankaygi waxbarasho aan dhameeyey.Rabbi mahadii Sanad kale kab...
27/07/2024

Kalkani waxa uu ahaa sanadkii tagey oo aan qayb kamida hayaankaygi waxbarasho aan dhameeyey.
Rabbi mahadii
Sanad kale kabacdi waxa soo idlaan doona Geedi isna socoday saddex sanno kaas oo ahaa Degree-gaygii saddexaad ee cilmiga Arimaha Bulshada. Bil kabacdi waxaan gudoomi dadaal mudo aan sugayay.

Alhamdulillah.

Geedigu wuu soconayaa, istaagi maayo intaanu uunka aan joogo idam alle.

FARIINTaagerayaasha ugu baladhan uguna awooda badan JSL ee xisbiga WADDANI laantisa magaalada burco iyo sidoo kale Taage...
06/03/2024

FARIIN
Taagerayaasha ugu baladhan uguna awooda badan JSL ee xisbiga WADDANI laantisa magaalada burco iyo sidoo kale Taagerasha gudomiye sare Abdirizak Mohamd Osman waxaan ka codsaninaa in hambalyadii Gudomiyaha iyo mahadcelintii xisbiga ay inoo qabsoomi doonto habenka ay bishu tahay 07-03-2024 Goobtuna Hass Hotel.
Waa inoo
Habeen Danbe, Hass Hotel, 6:30 Pm.
Insha Allah.
S/C

03/01/2022

Shakhsi taloyinka loo sojeediyo qaata runtiina udhaga nugul dhalinyarada iyo cidkastoo uu talo iyo tusaale kutuhmaayo RAGANIMO🙋‍♂️.
S/C

بسم الله الرحمن الرحيمDhamaan shacbiweynaha reer Somaliland aad baan idiin salaamayaa, waxaanan halkan inyar kaga istaag...
10/12/2020

بسم الله الرحمن الرحيم

Dhamaan shacbiweynaha reer Somaliland aad baan idiin salaamayaa, waxaanan halkan inyar kaga istaagayaa dooddii xalay dhexmartay masuuliyiinta xisbiyada WADDANI iyo KULMIYE.

Doodda si fiican baan u daawaday, runtii Af-hayeen Buuni hadalkiisu muu lahayn ixtiraam iyo qadarin. Waxaadna moodaysay in kalsooni darro haysay, waayo waxa ku filnaa oo kaliya in uu soo bandhigo waxyaabihii dawladdu u qabsoomay, kuwa ku jira miisaaniyadda (budget-ka), iyo in uu si sababaysan iskaga difaaco dhaliilaha. Sidoo kale, waxa loo baahnaa in uu gol-jilicda mucaaradka si cad u xuso.

Balse waxa muuqata in dhanka doodaha dhibaato innaga haysto.

Sidoo kale, dadka leh "Mr Batuun baa aftahansan" meesha laguma tartamayn aftahanimo iyo af-xoogleyn.

Dooddu bilowgeedii si qurux badan oo ilbaxnimo leh ayay ku socotay, laakiin mar dambe Mr Buuni wuxuu billaabay aflagaaddo.

Gefafkii iyo aflagaaddadii Buuni
1️⃣Wuxuu caayay qabiil Soomaaliyeed oo sharaf iyo karaamo ku leh qaranka Somaliland, Batuun-na wuu u dul qaatay.
2️⃣Wuxuu si toos ah u aflagaadeeyay beel-weynta Gabooye, isagoo ku tilmaamay dad aan waxba ahayn, Batuun-nBatuun Foundationy.
3️⃣Wuxuu meel kaga dhacay saxaafadda iyo saxafiyiinta isagoo ku tilmaamay "dhuuni qaatayaal af-miishaaro ah oo kamarad iyo mikrafoon la ordaya," saxafiyiintuna way maqleen, haddana wuu ka nabad galay!
4️⃣Markii la marayay tiirka shanaad ee siyaasadda arrimaha dibadda, wuxuu mar kale aflagaadeeyay qurbo-joogta, isagoo sheegay in aanay ahayn muwaadiniin, balse ay yihiin dad dalal kale u dhashay.

Maxaa laga filayaa Buuni?
➡️ Mr Buuni waxaa looga fadhiyaa inuu raalli-gelin ka bixiyo hadalladii aflagaaddada ahaa ee uu ku caayay qabiilo dhan!

Qoraalkan kooban ee aan aragtidayda caafimaadka qabta ku cabbiray, fadlan sii share garee, wixii fikrad ahna comment-iga igu reeb.

Waa mahadsan tihiin.
✍🏼 W/Tawfiiq

  waxay ahayd in ay dhawraan, qaanuunka ilaalinaya dadka gacantooda ku jira!Budhcada ayaa Lagu yaqaanay inay  kadeedaan ...
27/07/2020

waxay ahayd in ay dhawraan, qaanuunka ilaalinaya dadka gacantooda ku jira!

Budhcada ayaa Lagu yaqaanay inay kadeedaan oo ay Wax ka duubaan qofka ay haystaan,Lakin Boolisku waxay leeyihiin hab dhawrsoon oo eedaysaneyaasha ay ku waraystaan.

Imika, ninkan ay booliska Somaliland cidlada muuqaalka kaga duubeen waxaa muuqata in qoryo hareeraha lagala joogo, wax kasta oo uu ku hadlay Lama dhan karo way sugan yihiin, sababtoo ah ma ogin heerka cabsi galinta uu la kulmay.
K**a hadlayo dambiga loo haysto ma galay mise muu falin, taas maxkamad ayaa cadayn karta.

waa ilaaliyaha , dadka haybaddiisa huwani.
waa in ay karaamadiisa u ilaaliyaan sida ugu sarraysa.
S/C
W/tawfiiq

Gabayo Nabadeed Dhallinyarada ku nool wadamadu l khilaafaadka iyo dagaaladu hafheeyen waxay  adeegsadaan gabayo si ay u ...
29/06/2020

Gabayo Nabadeed

Dhallinyarada ku nool wadamadu l khilaafaadka iyo dagaaladu hafheeyen waxay adeegsadaan gabayo si ay u muujiyaan rajooyinkooda mustaqbal nabadgelyo leh...
S/C

Waxa aan salaan, hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Shacabkayga Jamhuuriyadda Soomaalilaan, xuska munaasibadda 60-dan guura...
26/06/2020

Waxa aan salaan, hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Shacabkayga Jamhuuriyadda Soomaalilaan, xuska munaasibadda 60-dan guurada 26-June 1960-kii markii aynu xornimada ka qaadannay Boqortooyada Ingiriiska kuna beegan maanta oo Jimce ah. Waxaa faan iyo taariikh inoo ah in aynu nahay curadkii Soomaalida oo dhan u horseyday Xornimada.

Ilaahay-na waxa aan inooga baryayaa in sannadkan kiisa kale inagu gaadhsiiyo, midnimo dhexdeenna ah, aqoonsi caalami ah, horumar-waara, doorashooyin xor iyo xalaal ah, Ilaahayna ku dhowro Shacabka Soomaaliland adkaysiga iyo dhabar-adaygga ay u sameeyeen qarankooda ay halganka dheer u soo galeen, Dalkeenna Soomaalilaanna guul iyo gallad Eebe korkiisa ha saaro.

Abdihakiim Jannogale
Gudomiyaha ururka MaskaxMaal

I send my greetings, congratulations and congratulations to my People of the Republic of , on the occasion of the 60th Anniversary of 26th June 1960 when we gained independence from the kingdom on Friday. We are proud and proud that we are the earliest people to have achieved independence.
I pray that God will give us another year of his reach, unity between the recognition, development, sustainable, free and fair elections, and God to protect the people of persistence and resilience to make it back to the nation's long struggle May the peace and blessings of {ALLAH} be upon him.


Chairman of MaskaxMaal

بسم الله الرحمن الرحيم Ugu Horeyn waxan idinku salaamaya salaanta islaamka السلام عليكم ورحمة الله وبركاته salaan kabcad...
13/06/2020

بسم الله الرحمن الرحيم
Ugu Horeyn waxan idinku salaamaya salaanta islaamka
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
salaan kabcadi
Warqad furan ayaan udirayaa Madaxweynaha SOMALILAND
Muse Bihi Abdi
Maalinkaad rag is haysaan ee miiska la saarayo Masiirka Umaddani 30 Sanno soo waday, Madaxweynahayga ayaad tahay oo duco iyo dagaalba waan kula garab taaganahay.
Maalinka Maamulkaagu!! ku tunto xuquuqda Muwaadiniinta iyo xurmada dalku leeyahay Makrafoonkaan ku taaganahay oo muwaadin, siyaasi, mucaarad, muxaafid ah anigoo runta kuu shegaya!!

Masuuliyadda Muwaadinnimo ayaa i faraysa in aan kugu taageero Masiirka Qaranka, Masuuliyadda Mucaaradnimana waxay i faraysa in aan farta kugu fiiqo khaladkaaga qofeed. Alle ha kugu Asturo maanta oo kale wixi dhexdeena ah dhinac ayeynu saarayna dhismiha qaranka kow ah.
W/Tawfiiq
S/C✍

إنا لله وإنا إليه راجعون كل نفس ذائقة الموت Waxaan tacsi lawadaagaya QOYSKII, EHELADII, ASXAABTII, Iyo shacabka reer SOM...
07/06/2020

إنا لله وإنا إليه راجعون كل نفس ذائقة الموت
Waxaan tacsi lawadaagaya QOYSKII, EHELADII, ASXAABTII, Iyo shacabka reer SOMALILAND geerida naxdinta leh ee kutimi alle ha unaxariiste Badhasaabki Gobolka TOGDHEER Mudane Xamse Maxamed Cabdi oo goor dhaweyd ku dhintay Dalka TURKIGA.

Waxaan ilahay uga baryaya inuu janatul Fardawsa Geliyo ,Qoyski, Eheledi, Waxgaradki, Gobolka Togdheer ,Azxabti iyo Shacabka SOOMALILAND ee uu kabaxay samir iyo iiman saadiq ah {ALLE} ha inaga siiyo Aamin Aamin Aamin

W/Tawfiiq!!

Address

Burco

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cabdixakiim Warancadde posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Cabdixakiim Warancadde:

Share