11/24/2020
Waxaan Baydhabo ku booqday Ciidanka Qaranka ee u dhaawacmay iyagoo dalka iyo dadka ka difaacaya cadowga. naftood hureyaasha qaranku waxay naga astaahilaan daryeel iyo dhiirrigalin, dowladduna waxay la garabjoogtaa wax walba oo karaankeeda ah, tababar, qalabeyn, daryeel & xaqsiin.