Somali Waa Mid

Somali Waa Mid Waa madal u furan Somali oo dhan

Maashaa Allaah, mahad dhammaanteed Ilaahay ayey u sugnaatay inoo suurto geliyey kuna ilhaamiyey   inay u keento deegaana...
08/31/2021

Maashaa Allaah, mahad dhammaanteed Ilaahay ayey u sugnaatay inoo suurto geliyey kuna ilhaamiyey inay u keento deegaanada waqooyiga fog ee Buuraleyda kaa daboolay baayida weyn ee bukaanada deegaanada fog. Intii ka qayb qaadatay Ilaahay miisaanka xasanaadka ha ugu daro

10/28/2020

Xarunta xariga iyo xaq darrada!

05/03/2020

Xaaladda Coronavirus ee Somalia oo maalinba maalinta ka dambaysa soo daraysa
Laga helay 722
Dhimasho 32
Bogsaday 44

04/29/2020

Xaaladda Coronavirus ee Somalia oo maalinba maalinta ka dambaysa
Laga helay 528
Dhimasho 28
Bogsaday 19

04/23/2020
04/23/2020

Xaaladda Coronavirus ee Somalia oo maalinba maalinta ka dambaysa ka sii daraysa
Laga helay 328
Dhimasho 16
Bogsaday 8

04/21/2020

Xaaladda Coronavirus ee Somalia oo maalinba maalinta ka dambaysa ka sii daraysa
Laga helay 286
Dhimasho 14
Bogsaday 6

 Injineero Turki ah ayaa muddo afar iyo tobban maalmood kusoo saaray 100 - kii ugu horreeyay ee qalabka neefta siiya Buk...
04/21/2020



Injineero Turki ah ayaa muddo afar iyo tobban maalmood kusoo saaray 100 - kii ugu horreeyay ee qalabka neefta siiya Bukaanada si looga hortago Fayraska Corona. Inaguna xataa waxaan kari waynay inaan badqabkeena kala shaqayno shaqaalaha caafimaad inagoo mar walba garab marayna talooyinkooga

Engineerskan ayaa ballan qaaday inay kordhinayaan sameynta qalabka sida wayn caalamku ugu baahan yahay xilligan.🇹🇷

Address

Winthrop
Chicago, IL
60660

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Waa Mid posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Somali Waa Mid:

Share