Xafiiska Hormarinta xoolo Dhaqatada degmada bookh

Xafiiska Hormarinta xoolo Dhaqatada degmada bookh Offices livestock and pastoral Development bokh werada

09/08/2026
Waxaa halkiisii ka sii socda hawlaha Talaalka List-B, Daawaynta Xoolaha Xanuunsan, iyo Xakamaynta Cudurrada Faafa.Xafiis...
07/08/2026

Waxaa halkiisii ka sii socda hawlaha Talaalka List-B, Daawaynta Xoolaha Xanuunsan, iyo Xakamaynta Cudurrada Faafa.

Xafiiska Horumarinta Xoolo-dhaqatada Degmada Bokh ayaa si joogto ah uga shaqaynaya ilaalinta caafimaadka xoolaha, ka hortagga cudurrada iyo xakamaynta faafitaankooda, si loo badbaadiyo xoolaha loona taageero nolol-maalmeedka xoolo-dhaqatada.

Xafiiska Hormarinta xoolo Dhaqatada degmada bookh

 XAFIISKA HORUMARINTA XOOLO-DHAQATADA DEGMADA BOOKH  ayaa si guul leh uga fuliyay Santada Degmada Bookh ololaha Tallaalk...
03/08/2026


XAFIISKA HORUMARINTA XOOLO-DHAQATADA DEGMADA BOOKH ayaa si guul leh uga fuliyay Santada Degmada Bookh ololaha Tallaalka List_B, iyadoo looga gol leeyahay ka hortagga cudurrada faafa ee xoolaha, ilaalinta caafimaadka xoolaha, iyo kor u qaadidda wax-soo-saarka xoolo-dhaqatada.
Ololahani wuxuu qayb ka yahay dadaallada joogtada ah ee lagu xoojinayo adeegyada caafimaadka xoolaha, laguna yareynayo khasaaraha ka dhasha cudurrada, si loo sugo nolol iyo dhaqaale waara oo ay helaan bulshada xoolo-dhaqatada.
Waxaan uga mahadcelinaynaa dhammaan bahda caafimaadka xoolaha, maamulka santarada, iyo bulshada wada shaqaynta iyo taageerada ay ka geysteen hirgelinta ololahan.

"Xoolo caafimaad qaba waa laf-dhabarta horumarka bulshada iyo koboca dhaqaalaha."

Xafiiska Hormarinta xoolo Dhaqatada degmada bookh

03/08/2026
Waa Astaanta Xisbigeena Barwaaqo kugalayo Doorashada 7-aad
11/02/2026

Waa Astaanta Xisbigeena Barwaaqo kugalayo Doorashada 7-aad

 waxaa Dawooyinka xoolaha la gaarsiiyey xarumaha caafimaadka xoolaha Ee  Santadara Degmada Bookh  Team kaan Oo uu Hogaam...
30/12/2025



waxaa Dawooyinka xoolaha la gaarsiiyey xarumaha caafimaadka xoolaha Ee Santadara Degmada Bookh Team kaan Oo uu Hogaaminayey madaxa Xafiiska Hor,xoolo-Dhaqatada Deg bokh Ali Yassin mahamud Ayaa Shaqaalaha xirfadlayaasha ah kula tardaarmay in ay Adeeg Hufan siiyaan Bulshada adeega usoo doonata xarumaha

  waxaa maanta Xafiiska Hormarinta xoolo _Dhaqatada Degmada bookh ka Qabsoomay Shir Looga Hadlayay Dardargalinta Adeegbi...
22/12/2025


waxaa maanta Xafiiska Hormarinta xoolo _Dhaqatada Degmada bookh ka Qabsoomay Shir Looga Hadlayay Dardargalinta Adeegbixinta shirkaas oo ay kasoo qayb kagaleen shaqalaaha Xirfadlayaasha Ah Ee ku Qoran Xarumaha caafimaad xoolaha Santada Degmada bookh
shirkaan Oo Uu Hogaaminayay
madaxa xafiiska Hormarinta xoolo _Dhaqatada Degmada bookh Ali Yasin Mahamud
madax xaafiiseed oo shaqalaaha kula DarDaarmay
Gababagabadii Shirka Dardargalinta Adeegbixinta xarumaha caafimaad xoolaha iyo kamiro Dhalinta shaqooyinka xafiiska iyo Kor uqaadida iyo kashaqaysiinta Barnaamijka
Dhaqo Oo Dheefso Shirkaan oo si Guul ah ku soo dhamaaday

Xafiiska Hor.xoolo Dhaqatada degmada bookh

Address

Bokh
Woqooyi Galbeed

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xafiiska Hormarinta xoolo Dhaqatada degmada bookh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share