Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Hirshabelle ee Degmada Warshiikh

Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Hirshabelle ee Degmada Warshiikh Bogga Rasmiga Ah Ee Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Hirshabelle ee Degmada Warshiikh

25/06/2026
16/06/2026

Galab casiriyeysan jawiga xeebta warshiikh


16/06/2026

Hambalyada Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Sannadka Cusub Hijriga 1448

Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay hambalyo iyo bogaadin ku aaddan munaasabadda bilowga Sannadka Cusub ee Hijriga 1448 u diraysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo ummadda Islaamka meel kasta oo ay joogaan.

14/06/2026

Qorax liic iyo jawiga macaan xeebta Warshiikh somalia

Villa hirshabelle
14/06/2026

Villa hirshabelle

12/06/2026

Degaan dhowrsan ayaa leh mustaqbal fiican Warshiikh mustaqbal fiican beey leedahay aynan heysan magaaloyin badan oo ku yaala somalia dhul leh xeeb aad u dheer iyo degaan cagaaran.



11/06/2026

Ku dalxiis oo ku raaxeyso dhulkada hooyo halkani waa degmada warahiikh sh.dhexe somalia

11/06/2026

Halkani la moodo jasiirad yar waxa lagu magacaba maan yareey waxeey ku taala degmada warahiikh sh.dhexe somalia

Address

Shabeelaha Dhexe
Warshiikh

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Hirshabelle ee Degmada Warshiikh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share