27/12/2025
SOMALIDU WAA MUNAAFIIQIN!
hadaad aragtid dadku haya somaliya Yaan lakala jarin, somaliya Yaan la qaribin, waa labo mid
1) daarood
2) hawiye
dadka dalka dumiyey oo somali kala qaybiyey oo sameeyey 4.5 wax la dhaho waa iyaga, waxa leh Yaan somaliya lakala geyna waa iyaga, intaas wxaa usii dheer waxa meelkasta oo somaliya kamid ah gacanta ku haya waa labadooda waxa qabyaalada wadana waa iyaga
marka Somaliland aqoonsigeed waxaa ka xun waa labadaas wadankii cunnay oo qabyaaladu haraysey, dadka somaliyeed oo kale waa dad og Somaliland inay tahay dad iyo dal ku saxan xornimadooda
Yaan lagu Marin habaabin Somali kala guurtay ismana taqaan, qabyaalada, burburka, dilka, dhaca, boobka, iyo faquuqa waxa horkacaya waa iyaga waxa dalka faaidada ku qabana waa iyaga
marka dadka lagama caqli badna ee Yaan lays waalin, qofkasta maanta qabyaaladii iyo munaafaqadii wuu barta