03/08/2023
Kusimaha Gudoomiyaha ahna Gudoomiyaha ku Xigeenka Degmada Ufeyn Mahad Cabdi Xasan oo uu Wahelinyo Gudoomiyaha Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Degmada Ufeyn Jaamac Nuur Ismail ayaa Maanta Daahfur Koobka Xafada Degmada Ufeyn.
Waxa kulanka Kowaad Fooda is Daraya
X.IL-Libaax vs X.Laanbarwaaqo