Himilo part

Himilo part Political

20/01/2026
rahma yar wa qodoobeysta cawa
08/08/2025

rahma yar wa qodoobeysta cawa

05/08/2025
Big Game Team Firdhiiye Wa Qoboodkasa Mesha Ku kala Tageyna Meel ku qorta 👀
05/08/2025

Big Game Team Firdhiiye Wa Qoboodkasa Mesha Ku kala Tageyna Meel ku qorta 👀

Cawa ciyaarto biloow Tahay igu waale
05/08/2025

Cawa ciyaarto biloow Tahay igu waale

Tani wa digniin ‼️‼️‼️
05/08/2025

Tani wa digniin ‼️‼️‼️

31/12/2024

Weeraro kadhacay buuraleyda gobolka Bari ayaa lagu soowaramayaa in ciidanka Puntland ay kudileen rag kooxda Daacish katirsan. Waxaa jira qaraxyo lafashiliyey. Howgalkan ayaa loogu magacadaray HILAAC. Waxuuna noqonayaa midkii ugu baaxada weynaa ee Buuraleydaasi lagu qaado.

DEG DEG: Wararka Hada Naga soo gaadhay deegaanka shangeed Ayaa ku soo waramaya in dagaal Hada ka socdo Kadib Markii Male...
30/12/2024

DEG DEG: Wararka Hada Naga soo gaadhay deegaanka shangeed Ayaa ku soo waramaya in dagaal Hada ka socdo Kadib Markii Maleeshiyaadka somaliland galabta weerar soo qaateen.

Taliyaha Ciidanka Difaaca ssc khaatumo ee Gobolka Cayn farxaan Mohamud Jamac( Dhagjar) oo goor dhawayd talefoonka aan kula hadlay isagoo ku sugan jiidaha h**e ee dagaalka ayaa ii xaqiiye in Maleeshiyaadkaasi weerar gaadmo soo Qaadeen.

Taliyaha Ciidanka ssc ee Gobolka Cayn ayaa ii sheegay in Maleeshiyaadka weerarka soo Qaatay la gaadhsiiye khasaare balaadhan oo isagu jira dhimasho iyo dhaawac.

La soco faah faahin.

Heathrow airport iyo Bari hadu Alle idmo waxa laso dhaweeynaya Garad jamac garad ismail duale  Garaadmideeye Insha allah...
28/12/2024

Heathrow airport iyo Bari hadu Alle idmo waxa laso dhaweeynaya Garad jamac garad ismail duale Garaadmideeye Insha allah

6:00 am aroornimo kaso qayb gal wanagsan rer london soo dhaweeya Garadka

WAFTI BEESHA ABSAAME U HORKACYO GARAAD INA WIILWAALE
28/12/2024

WAFTI BEESHA ABSAAME U HORKACYO
GARAAD INA WIILWAALE

Warku wa cad yaha
28/12/2024

Warku wa cad yaha

Address

Sool

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Himilo part posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share