National Commission for Refugees & Internally Displaced

National Commission for Refugees & Internally Displaced Under the Ministry of Interior, Federal Affairs & Reconciliation of the Federal Republic of Somalia

Qaar ka mid Waxqabadkii Guddoomiye Safiya Xasan ee Hay'adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka
08/01/2025

Qaar ka mid Waxqabadkii Guddoomiye Safiya Xasan ee Hay'adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka

The Commissioner of the National Commission for Refugees and Displaced Persons (NCRI), Ms. Safia Hassan Mohamed, today w...
24/12/2024

The Commissioner of the National Commission for Refugees and Displaced Persons (NCRI), Ms. Safia Hassan Mohamed, today welcomed 109 Somalis who returned to the country after being returned from Yemen at Mogadishu airport. This repatriation is a collaboration between NCRI, UNHCR Somalia, and IOM Somalia.

The returnees, including children, women, adults and youths, said that they are very happy with the support provided and the opportunity to reunite with their families who have been separated for a long time.

NCRI hosted refugee-returnees from Yemen today at its one-stop-shop premises in Mogadishu. The 60 households, comprising...
10/12/2024

NCRI hosted refugee-returnees from Yemen today at its one-stop-shop premises in Mogadishu. The 60 households, comprising 90 individuals, were registered and provided with various services to support their reintegration into the country.

07/12/2024

Soolaabtayaasha laga keenay Dalka Madagascar oo dhawaan ka soo duulay Goornka diyaaradaha Magaalada Nairobi, halkaas oo ay ka soo gudbi doonaan Goroonka Muqdisho oo ay diyaar ugu yihiin Masuuliyiinta iyo Howlwadeenada Hay'adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka (NCRI), kuwaas oo ay hoggaamineyso Guddoomiyaha Hay'adda Marwo Safia Hassan Mohamed.

Madaxda iyo Howlwadeenad Hay'adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka NCRI ayaa isku diyaarinaya soo dhaweynta Tahriiba...
07/12/2024

Madaxda iyo Howlwadeenad Hay'adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka NCRI ayaa isku diyaarinaya soo dhaweynta Tahriibayaal Soomaaliyeed oo Dalka dib loogu soo celinayo maanta, kuwaas laga keenay Dalka Madagascar.

Congratulations to our esteemed Commissioner, Safia Hassan Mohamed, for being honored with the Social Impact and Humanit...
22/10/2024

Congratulations to our esteemed Commissioner, Safia Hassan Mohamed, for being honored with the Social Impact and Humanitarian Award at the Somali Women Awards!

Her tireless dedication to uplifting displaced communities and refugees in Somalia is truly inspiring. This award is a testament to her outstanding leadership and her relentless efforts to drive meaningful social change. We are proud to celebrate her impactful work and commitment to humanitarian causes.

Wasiiru dawlaha wasaarada Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare Marwo Nura Mustaf Mukhtaar ayaa ka mahadcelisay inay ka...
19/10/2024

Wasiiru dawlaha wasaarada Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare Marwo Nura Mustaf Mukhtaar ayaa ka mahadcelisay inay kasoo qayb gashay munaasabadaan muhiimka ah oo Hay’addu ay Daahfureyso.

Wasiirku waxay sheegtay in Haya’addu dadaal xoogan ku bixineyso taakuleynta iyo u helidda xalka waara Qaxootiga iyo Barakacyaasha si ay u helaan nolol u qalanta mida Bani’aadannimo.

Istaraatiijiyadda Hay’adda ay soo bandhigtay waxay xal u tahay inay daboosho baahiyaha dag daga ah iyo kuwa fog ee ay leeyihiin bulshada Barakaca uu saameeyay, sido kale waxay door wayn ka qaadan doontaa dhaqan galinta Istaraatiijiyadaa u helidda waxbarasho bulshadaas uu barakaca saameeyay.

Wasiirku waxay sheegtay in Wasaarada Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare ay qayb ka noqoneyso fulinta Istaraatiijiyadaan si loo helo Xal waara baahiyaha Waxbarasho, Caafimaad iyo nololeed.

Charless Mbella, Wakiilka UNHCR Somalia ayaa u mahadceliyay Gudoomoiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacyaasha Qaranka iy...
19/10/2024

Charless Mbella, Wakiilka UNHCR Somalia ayaa u mahadceliyay Gudoomoiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacyaasha Qaranka iyo shaqaalaheeda dadaalka iyo awooda ay galinaayaan wax ka badalka xaalada dadka nugul ee Hay’addu u shaqeyso.

Wakiilka wuxuu sheegay in ay muhiim tahay in Barakaca uu qayb ka noqdo qorshaha qaran ee wadanka sidoo kalana Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacyaaasha Qaranka lagu taageero shaqada xoogan ee ay u heyso Bulshadaas.

UNHCR SOMALIA waxay diyaar u tahay inay sii wado dadaalada ay ku bixinayso taageeridda bulshada qaxootiga iyo barakaca ah ee wadanka Somalia jooga iyadoo ay kala kaashan doonaan Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka.

Xoghayaha Joogtada ee Waasaradda Arimaha Dibadda Mudane Hamze Aadan ayaa sheegay inuu ku faraxsanyahay inuu kaoso qayb g...
19/10/2024

Xoghayaha Joogtada ee Waasaradda Arimaha Dibadda Mudane Hamze Aadan ayaa sheegay inuu ku faraxsanyahay inuu kaoso qayb galay bandhiga Istaraatiijiyadda Qaran ee Qaxootiga, Barakacayaasha iyo Bulshada soo gurya noqday, wuxuu sheegay qoraalka istaraatiijiyadan inay tahay masuuliya kaliya aysan ahay qoraal una baahan fulin iyo dhaqan galin.

Xoghayaha wuxuu sheegay In xafiiskiisa diyaar u yahay taageerida iyo dhaqan galinta ujeedooyinka iyo qorshaha ku xusan buuga istaraatiijiyaddan si wax looga badalo xaalada bulshada barakaca u saameeyay eek u nool wadanka.

Nisar Syed. Ku xigeenka Wakiil Goboleedka UNICEF SOMALIA Wuxuu kaga mahadceliyay Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacyaasha Qa...
19/10/2024

Nisar Syed. Ku xigeenka Wakiil Goboleedka UNICEF SOMALIA Wuxuu kaga mahadceliyay Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacyaasha Qaranka Gudoonkeeda iyo Shaqaalaheedaba qaabka ay juhdiga iyo dadaalka ugu bixinaayaan samata bixinta bulshada uu barakaca saameeyay.

UNICEF Somalia waxay diyaar u tahay ka qayb qaadashada dhaqan galinta istaraatiijiyadaa ujeedooyinka ku qoron iyo mabaadi’da ay ku dhisantahay Istaraatiijiyadaan oo dhamantood u adeegaayo bulshada barakaca uu saameeyay.

Wasiirka dhalinyarada iyo Ciyaaaraha Mudane Mohamed Barre ayaa ka mahaceliyay inuu kasoo qaybgalay  daahfurka Istaraatii...
19/10/2024

Wasiirka dhalinyarada iyo Ciyaaaraha Mudane Mohamed Barre ayaa ka mahaceliyay inuu kasoo qaybgalay daahfurka Istaraatiijiyadaan muhiimka u ah Bulshada Barakaca uu saameeyay iyadoo bulshadaas tirade ugu badan ay tahay dhalinyaro.

Wasiirku wuxuu sheegay in wasaaradiisu diyaar u tahay inay ka qayb qaadato fulinta Istaraatiijiyadaan si bulshada barakaca uu saameeyay loogu helo xal waara.

Ergeyga Xafiisk Madaxwaynaha ee Arimaha Xasilinta ayaa ka mahadceliyay Haya'adda Istaraatiijiyadaan ay u diyaarisay buls...
19/10/2024

Ergeyga Xafiisk Madaxwaynaha ee Arimaha Xasilinta ayaa ka mahadceliyay Haya'adda Istaraatiijiyadaan ay u diyaarisay bulshada uu barakaca saameeyay iyo sida hufnaanta leh ee Hay'addu marwaliba ugu adeegto ugana shaqeyso taakuleyna iyo u helidda xalka waara Bulshadaa.

Ergeyga wuxuu sheegay in xafiiskisu diyaar u yahay in Hay'adda uu kala shaqeeyo fulinta iyo dhaqan galinta Istaraatiijiyadaan.

Address

Makka Almukarama Raod Km5, Mogadishu, Somalia, 252
Somalia

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when National Commission for Refugees & Internally Displaced posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share