06/07/2021
Xubno ka mid ah Xafiis-ka Xiriirka Dowladda Dhexe Iyo Dowlad-gobolledyada ayaa ka Qayb galay Madasha Dhab ka Hadal.
.
Oo ay ku Midaysan yihiin Dhalinyaro waxbartay,
Xafiisku wuxuu Dhiiri galinayaa Shaqada Qaran oo ay isku Xilqaamaan, Ururada Dhalinyarada ee kala duwan,
Mahadsanidiin.