Beesha Cali Xasan "Gacanweyne Udeejeen"

Beesha Cali Xasan "Gacanweyne Udeejeen" Beesha Cali Xasan (Gacanweyne Udeejeen) waa beel kamid ah beelaha hawiye.

๐ŸŒ™โœจ Jimce Mubarak โœจ๐ŸŒ™Jimcadan barakeysan waxaan salaam iyo duco gaar ah u diraynaa Dhalinyarada Beesha Cali Xasan โ€“ Gacanw...
14/08/2025

๐ŸŒ™โœจ Jimce Mubarak โœจ๐ŸŒ™

Jimcadan barakeysan waxaan salaam iyo duco gaar ah u diraynaa Dhalinyarada Beesha Cali Xasan โ€“ Gacanweyne Udejeen.
Ilaahay ha idiin yeelo maalin barako, midnimo iyo horumar ku dhammaata, qalbiyadiinnana ha ku shubo farxad iyo rajo cusub. ๐Ÿคฒ๐Ÿ’š

Dhalinyarada Beesha Cali Xasan โ€“ Isku Duubni iyo Horumar Joogto ah ๐ŸŒฟ๐ŸŒŸ

Taariikh: 11 August 2025Maalin: IsniinWarbixin: Guddoomiyaha Dhalinyarada Beesha Cali Xasan oo ka qeyb galay kulan fogaa...
11/08/2025

Taariikh: 11 August 2025
Maalin: Isniin

Warbixin: Guddoomiyaha Dhalinyarada Beesha Cali Xasan oo ka qeyb galay kulan fogaan-arag ah oo ku saabsan ka qeybgalka Golaha Deegaanka

Guddoomiyaha Dhalinyarada Beesha Cali Xasan ayaa Isniintii, 11 August 2025, ka qeyb galay kulan fogaan-arag ah oo muhiim ah, kaas oo looga hadlayey mowduucyo ay ka mid yihiin: Sidee ugu guuleysan karnaa inaan ka qeyb qaadanno kamid noqoshada Golaha Deegaanka iyo Sida loo qaadan karo kaararka codbixinta.

Kulankan ayaa lagu soo bandhigay talooyin iyo istaraatiijiyado kor u qaadaya ka qeybgalka dhalinyarada ee hanaanka doorashooyinka deegaanka. Waxaa lagu xoojiyey muhiimada ay leedahay wacyiga siyaasadeed, isu duubnida, iyo ka faaโ€™iideysiga fursadaha sharci ee jira si dhalinyaradu u noqdaan cod muuqda oo saamayn leh.

Qodobada ugu waaweyn ee kulanka kasoo baxay waxay ahaayeen:

1. In dhalinyaradu ay si firfircoon isu diiwaangeliyaan si ay u helaan kaararka codbixinta waqtiga loogu talagalay.

2. In la sameeyo kooxo wacyigelin ah oo gudaha bulshada ka shaqeeya, si loo hubiyo in qof walba oo u qalma uu ka faaโ€™iideysto fursadda codbixinta.

3. In dhalinyarada lagu dhiirrigeliyo inay u tartamaan xubinnimada Golaha Deegaanka, si ay u helaan matalaad dhab ah.

4. In la adkeeyo midnimada dhalinyarada, lana iska kaashado arrimaha siyaasadda, bulshada, iyo horumarinta deegaanka.

5. In la abuuro xiriir joogto ah oo u dhexeeya dhalinyarada iyo hayโ€™adaha doorashooyinka, si loo helo xog iyo hage sax ah.

Guddoomiyuhu wuxuu kulanka ku soo xiray isagoo ku booriyay dhammaan dhalinyarada Beesha Cali Xasan inay ka faaโ€™iideystaan fursadahaan, isla markaana ay u istaagaan difaaca danaha bulshada, una adeegaan horumarka iyo mustaqbalka beesha.

Jimce Mubarak dhammaan Dhalinyarada Beesha Cali Xasan Gacanweyne Udejeen!Waxaan idiin rajaynayaa:๐ŸŒ™ Iimaan sugan iyo cama...
08/08/2025

Jimce Mubarak dhammaan Dhalinyarada Beesha Cali Xasan Gacanweyne Udejeen!

Waxaan idiin rajaynayaa:
๐ŸŒ™ Iimaan sugan iyo camal wanaagsan
๐ŸŒฑ Horumar, midnimo, iyo guul joogto ah
๐Ÿค Iskaashi iyo isku duubni beeleed
๐Ÿ“š Aqoon iyo karti idin gaarsiisa hormuudnimo
๐Ÿ… Ka qaybgal siyaasadeed, dhaqaale, iyo bulsho oo firfircoon

Allaha idiin barakeeyo Jimcahan iyo kuwa kale ee nagu soo aaddan.
Aamiin.

Waxaa Sharafweyn Noo Ah Anagoo Kala Ah Nabadoonka iyo Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada Beesha Cali Xasan Gacanweyne Ee ci...
26/07/2025

Waxaa Sharafweyn Noo Ah Anagoo Kala Ah
Nabadoonka iyo Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada Beesha Cali Xasan Gacanweyne Ee ciise Mudulood.

In Aan Galabnimadii jimcaha oo ay Taariikhdu aheyd 25.7.2025 Aan Gurigiisa Ku Soo Booqano Madaxweynihii H**e Ee Soomaaliya Mudane Sh.Sharif Sh.Axmed
Ahna

Gudoomiyaha Xisbiga Himilo Qaran Kullankaas Oo Noogu Soo Dhammaadey Guul.

Jimce Mubarak Dhalinyarada Beesha Cali Xasan Gacanweyne Udeejeen! ๐ŸŒ™โœจWaxaa idiin rajeynayaa maalin barakeysan oo kheyr iy...
25/07/2025

Jimce Mubarak Dhalinyarada Beesha Cali Xasan Gacanweyne Udeejeen! ๐ŸŒ™โœจ

Waxaa idiin rajeynayaa maalin barakeysan oo kheyr iyo nabad ku dhisan. Maalinta Jimcaha waa maalinta u kheyr badan usbuuca, waxaana ay na xasuusisaa muhiimadda:

Midnimada & walaaltinimada

Cibaadada & ducada

Isxilqaan & horumarinta beesha

Dhalinyarada Beesha Cali Xasan Gacanweyne Udeejeen waa laf-dhabarta berri ee bulshada. Waxaa la idinka rajeynayaa:

โœ… Hogaamin daacad ah
โœ… Midnimo iyo is-kaashi
โœ… Ka shaqeynta horumarka deegaanka & bulshada

Alle ha idin barakeeyo, hana idiin sahlo dadaalkiina, kuna asturo Iimaan iyo guul! Aamiin.

๐ŸŒ‡โœจ GALAB WANAGSAN DHAMMAAN DHALINYARADA BEESHA CALI XASAN GACANWEYNE โ€“ UDEEJEEN โœจ๐ŸŒ‡Dhalinyarooy,Waxaan idiin rajaynayaa g...
21/07/2025

๐ŸŒ‡โœจ GALAB WANAGSAN DHAMMAAN DHALINYARADA BEESHA CALI XASAN GACANWEYNE โ€“ UDEEJEEN โœจ๐ŸŒ‡

Dhalinyarooy,
Waxaan idiin rajaynayaa galab barako leh oo ay ka buuxdo caafimaad, midnimo, iyo himilo sare.

Maanta waa fursad kale oo aynu: ๐Ÿ”น Is xasuusino muhiimadda ay leedahay wadajirka
๐Ÿ”น Dhiirrigelino hormarka beesha
๐Ÿ”น Xoojino doorka dhalinyarada ee mustaqbalka

Beesha Cali Xasan Gacanweyneโ€“Udeejeen waxay leedahay dhalinyaro karti leh, firfircoon, lehna aragti fog โ€“ adiga ayaa kamid ah!

SUBAX WANAGSAN! ๐ŸŒžDhalinyarada quruxda badan ee beesha Cali Xasan Gacanweyne-Udeejeen โ€” waxaad tihiin iftiinka berri ee b...
21/07/2025

SUBAX WANAGSAN! ๐ŸŒž

Dhalinyarada quruxda badan ee beesha Cali Xasan Gacanweyne-Udeejeen โ€” waxaad tihiin iftiinka berri ee beesha, codka toosan, iyo xoogga horumarka.

Ha illoobin:
๐Ÿ›ก๏ธ Midnimo waa xoog
๐Ÿ“š Aqoon waa hub
๐Ÿค Wadajir waa guul

Ilaahay ha idiin barakeeyo subaxda, ha idiin sahlo dadaalkiina, hana idin siiyo guul iyo nabad waarta.

Waa waqtigiinii! ๐Ÿ’ชโœจ

Annagoo ah odayaasha, dhalinyarada, haweenka, waxgaradka iyo dhammaan qaybaha kala duwan ee beesha Cali Xasan Gacanweyne...
20/07/2025

Annagoo ah odayaasha, dhalinyarada, haweenka, waxgaradka iyo dhammaan qaybaha kala duwan ee beesha Cali Xasan Gacanweyne (Udeejeen), waxaan si cad oo aan mugdi ku jirin u muujineynaa baaqan ku aaddan difaaca sharafta, karaamada, iyo jiritaanka beesha.

Beesha Cali Xasan Gacanweyne waa beel leh taariikh dheer oo ku saleysan nabad, wada-noolaansho, iyo kaalin muuqata oo ay ku leedahay horumarka iyo nabadda deegaannada ay degto. Waxaase nasiib darro ah in maalmihii u dambeeyay ay soo badanayaan faragelin, handadaad iyo weerarro baal marsan sharciga iyo xeerarka suuban ee Soomaalinimo.

Waxaan caddeyneynaa:

1. Beesha Cali Xasan Gacanweyne ma aqbaleyso faragelin kasta oo lagu hayo dadkeeda ama madaxdeeda.

2. Waxaan diyaar u nahay inaan si buuxda isku difaacno โ€“ naf iyo maalba โ€“ haddii la isku dayo in la waxyeelleeyo jiritaanka beesha.

3. Waxaan ugu baaqeynaa cid kasta oo ku lug leh faragelinta ama hurinta colaad ka dhan ah beesha iney si degdeg ah uga waantoobaan, kana fogaadaan wax kasta oo kicin kara xasarad ama dhiig ku daata.

4. Waxaa naga goโ€™an inaan ku adkeysano xaqa beesha u leedahay nabadgelyo, nabad ku noolaansho, iyo in la ixtiraamo doorkeeda bulshada iyo siyaasadda.

Beesha Cali Xasan "Gacanweyne Udeejeen"

Waa ugasyada Udejeen.

19/07/2025

๐‡๐š๐๐š๐ฅ ๐‰๐ž๐ž๐๐ข๐ง๐ญ๐ข๐ข ๐—๐ข๐ฅ๐๐ก๐ข๐›๐š๐š๐ง๐š๐๐š ๐…๐ž๐๐ž๐ซ๐š๐ฅ-๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐’๐ญ๐š๐ญ๐ž-๐ค๐š

๐—›๐—”๐— ๐—•๐—”๐—Ÿ๐—ฌ๐—ข ๐—›๐—”๐— ๐—•๐—”๐—Ÿ๐—ฌ๐—ข ๐—›๐—”๐— ๐—•๐—”๐—Ÿ๐—ฌ๐—ขDhaman Dhalinyrada Beesha Cali Xasan "Gacanweyne Udeejeen" Nabadoonkoda iyo Xildhibankooda ๐—–๐—ผ๐—ฟ...
19/07/2025

๐—›๐—”๐— ๐—•๐—”๐—Ÿ๐—ฌ๐—ข ๐—›๐—”๐— ๐—•๐—”๐—Ÿ๐—ฌ๐—ข ๐—›๐—”๐— ๐—•๐—”๐—Ÿ๐—ฌ๐—ข

Dhaman Dhalinyrada Beesha Cali Xasan "Gacanweyne Udeejeen" Nabadoonkoda iyo Xildhibankooda ๐—–๐—ผ๐—ฟ๐—ป๐—ฒ๐—น/๐˜…๐—ถ๐—น-๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐— ๐—ถ๐—ฟ๐—ฒ
waxay hambalyo Diiran hawada u marinyaan Nabadoonka guud iyo ku xigeenadiisa ay yeehseen ๐—•๐—ฒ๐—ฒ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—ฆ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐— ๐—ฎ๐—ฐ๐—น๐—ถ๐—ป.

Waxaan si adag ubsheegynaa in aan garab taaganhy oo aan lashaqeen donno Nabdoonka cusub ee ๐—•๐—ฒ๐—ฒ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—ฆ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐— ๐—ฎ๐—ฐ๐—น๐—ถ๐—ป.





Hambalyo
15/07/2025

Hambalyo

Shafie A. Nur final year student undertaking a Master of Climate Change and Environmental Sustainability, defended his Research Thesis, which titled on โ€œThe role of rainfall variability in exacerbating clan conflict in Abdudwak and Gurโ€™el districts in Galmudug State of Somaliaโ€ on Wednesday, July 02, 2025, at Amoud University School of Postgraduate Studies & Research (AUSPGSR), Online Campus.

๐—›๐—”๐— ๐—•๐—”๐—Ÿ๐—ฌ๐—ข ๐—›๐—”๐— ๐—•๐—”๐—Ÿ๐—ฌ๐—ข ๐—›๐—”๐— ๐—•๐—”๐—Ÿ๐—ฌ๐—ขDhalinyrada Beesha Cali Xasan "Gacanweyne Udeejeen" Waxay hambalyo diiran hawada u marinyaa fa...
15/07/2025

๐—›๐—”๐— ๐—•๐—”๐—Ÿ๐—ฌ๐—ข ๐—›๐—”๐— ๐—•๐—”๐—Ÿ๐—ฌ๐—ข ๐—›๐—”๐— ๐—•๐—”๐—Ÿ๐—ฌ๐—ข

Dhalinyrada Beesha Cali Xasan "Gacanweyne Udeejeen" Waxay hambalyo diiran hawada u marinyaa farxdana laqabsanayaa Agasime Shafie Ahmed Nur oo maanta difaacday buugiisa Heerka labaad ee master Degree ci ankiisu yahay Isbadalka Cimilida.



Address

48Q9+6HQ Daru Salaam Road
Muqdisho

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Beesha Cali Xasan "Gacanweyne Udeejeen" posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category