AARKA GOR GOR

AARKA GOR GOR AARKA GOR GOR Fallow 10 K igu tuura codsi🙏
(1)

18/06/2026

Xld galab wanaagsan

16/06/2026

Omar artan wadani somalia 🇸🇴 ♥️

U mahad celiyay dadka somaliyeed
Oo u hiiliyay

AARKA GOR GOR

13/06/2026

JF 16 ayaa howlgallo duqayn culus ah
Ka Fulisey shabeelada dhexe Howgalka oo al shabab jab xoogan ka soo gaaray sida la soo xaqiijiyay


AARKA GOR GOR

13/06/2026

ciidanka xds oo kasoo hadlay jiida h**e xaalku waa qaraaryahay

   TALIYAHA CIIDANKA XDS DALKA SOMALIYEED Sareeye guuto ibraahim maxamed maxamuud  Soo dhigay warqad uu ku tilmaamay  Am...
12/06/2026


TALIYAHA CIIDANKA XDS DALKA SOMALIYEED

Sareeye guuto ibraahim maxamed maxamuud

Soo dhigay warqad uu ku tilmaamay
Amniga iyo xasilloonida dalka
In qofkasta oo muwaadin ah
Ay masuuliyad ka saaran tahay

Guuulayso taliye
AARKA GOR GOR

09/06/2026

ciidanka komandosta gor gor u diyaar garaysan iney mucaaradka iyo wixii qaranka ka hor imaado iney gacan bira ku qabtaan

#

  waakan kubkii iyo ciidanka Xasan ali qayre   Mucaaradow wax maqla diideene   waxaa samaysaan aynu  eeegno cagtii joogi...
04/06/2026

waakan kubkii iyo ciidanka
Xasan ali qayre

Mucaaradow wax maqla diideene waxaa samaysaan aynu eeegno

cagtii joogi waydaa marbay ceeb la kulantaa
#

Address

AARKA GOR GOR
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when AARKA GOR GOR posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category